{"id":503433,"date":"2023-12-12T13:02:18","date_gmt":"2023-12-12T10:02:18","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=503433"},"modified":"2023-12-12T13:03:37","modified_gmt":"2023-12-12T10:03:37","slug":"wasiirka-cadaaladda-xfs-oo-daah-furay-tababar-la-xiriira-siyaasadda-ilaalinta-caruurta-soomaaliyeed","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-cadaaladda-xfs-oo-daah-furay-tababar-la-xiriira-siyaasadda-ilaalinta-caruurta-soomaaliyeed\/","title":{"rendered":"Wasiirka Cadaaladda XFS oo daah-furay tababar la xiriira Siyaasadda Ilaalinta Caruurta Soomaaliyeed"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA):- Wasiirka Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumada Fedeeraalka Soomaaliya mudane Xasan Macalin Maxamuud ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furay tababarka \u201cSiyaasadda Qiimaynta Da\u2019da Carruurta &amp; Liis Hubineedka\u201d.<\/p>\n<p>Intii uu uu socday tababarka, wasiirka ayaa kula dardaarmay ka qaybgalayaasha in ay la shaqeeyaan hay\u2019adaha la xiriira si loo hirgeliyo siyaasaddan.<\/p>\n<p>Wasiirka ayaa sidoo kale yiri: &#8220;Siyaasaddani waxay hagaysaa dhammaan hababka lagu qiimeeyo da&#8217;da carruurta, maadaama aysan dalka ka jirin diiwaan-gelin sax ah, halkaasna ay ku waayaan xuquuqdooda.\u201d<\/p>\n<p>Tababarkan oo socon doona muddo labo maalmood ah ayaa lagu lafo-guri doonaa hanaanka qiimeynta da\u2019da carruurta, taasoo fududeynaysa in la daboolo baahiyaha ay qabaan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA):- Wasiirka Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumada Fedeeraalka Soomaaliya mudane Xasan Macalin Maxamuud ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furay tababarka \u201cSiyaasadda Qiimaynta Da\u2019da Carruurta &amp; Liis Hubineedka\u201d. Intii uu uu socday tababarka, wasiirka ayaa kula dardaarmay ka qaybgalayaasha in ay la shaqeeyaan hay\u2019adaha la xiriira si loo hirgeliyo siyaasaddan. Wasiirka ayaa sidoo kale yiri: [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":54,"featured_media":503434,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-503433","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/503433","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/54"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=503433"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/503433\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":503437,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/503433\/revisions\/503437"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/503434"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=503433"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=503433"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=503433"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}