{"id":503411,"date":"2023-12-12T05:16:09","date_gmt":"2023-12-12T02:16:09","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=503411"},"modified":"2023-12-12T05:16:44","modified_gmt":"2023-12-12T02:16:44","slug":"soomaaliya-xarunta-qm-ku-qabanayso-shir-ku-saabsan-amniga-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/soomaaliya-xarunta-qm-ku-qabanayso-shir-ku-saabsan-amniga-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Soomaaliya oo xarunta QM ku qabanayso shir ku saabsan amniga Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<p><span style=\"font-size: 17px;\">New York(SONNA):-Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta oo Talaado ah ku qabanaysa xarunta golaha loo dhanyahay ee Qaramada Midoobey shir ku saabsan amniga Soomaaliya, dib u dhiska ciidamada iyo howlgallada xoreynta.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: 17px;\">Shirkan ayaa waxaa ka soo qeyb-galaya 26 dal, Qaramada Midoobey, Jaamacadda Carabta, Midowga Yurub iyo kan Afrika, waxaana lagu hadlayaa ajandayaasha kala ah:-<\/span><br \/>\n<span style=\"font-size: 17px;\">1-Horumarka iyo caqabadaha ka jira Laamaha Amniga Soomaaliya. <\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: 17px;\">2-Qorshaha Horumarinta Amniga Soomaaliya.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: 17px;\">3-Taageerada Caalamiga ah ee Soomaaliya ee Amniga iyo Horumarka.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: 17px;\">Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xalay gaaray magaalada New York ee dalka Mareykanka, isagoo guddoomin doono shirkaas muhiimka u ah Soomaaliya.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: 17px;\">Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa 1-dii bishan December 2023-ka Soomaaliya ka qaaday cunaqabateynta hubka oo saarneed tan iyo 1992-kii.<\/span><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>New York(SONNA):-Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta oo Talaado ah ku qabanaysa xarunta golaha loo dhanyahay ee Qaramada Midoobey shir ku saabsan amniga Soomaaliya, dib u dhiska ciidamada iyo howlgallada xoreynta. Shirkan ayaa waxaa ka soo qeyb-galaya 26 dal, Qaramada Midoobey, Jaamacadda Carabta, Midowga Yurub iyo kan Afrika, waxaana lagu hadlayaa ajandayaasha kala ah:- 1-Horumarka iyo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":43,"featured_media":503412,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-503411","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/503411","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/43"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=503411"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/503411\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":503414,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/503411\/revisions\/503414"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/503412"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=503411"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=503411"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=503411"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}