{"id":503409,"date":"2023-12-11T22:19:05","date_gmt":"2023-12-11T19:19:05","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=503409"},"modified":"2023-12-11T22:19:05","modified_gmt":"2023-12-11T19:19:05","slug":"madaxweynaha-jfs-oo-gaaray-magaalada-new-york","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/madaxweynaha-jfs-oo-gaaray-magaalada-new-york\/","title":{"rendered":"Madaxweynaha JFS oo gaaray magaalada New York"},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray magaalada New York ee dalka Mareykanka.<\/p>\n<p>Mudane Xasan Sheekh Maxamuud Madaxweynaha JFS ayaa\u00a0halkaas oo uu kaga qeyb-galayo shirka Amniga Soomaaliya oo diiradda lagu saari doono amniga iyo xasilloonida Soomaaliya.<\/p>\n<p>Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulammo gaar gaar ah la qaadan doono qaar kamid ah madaxda shirkaas ka qeyb-galayso.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray magaalada New York ee dalka Mareykanka. Mudane Xasan Sheekh Maxamuud Madaxweynaha JFS ayaa\u00a0halkaas oo uu kaga qeyb-galayo shirka Amniga Soomaaliya oo diiradda lagu saari doono amniga iyo xasilloonida Soomaaliya. Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulammo gaar gaar ah la qaadan doono qaar kamid ah madaxda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":43,"featured_media":501524,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-503409","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/503409","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/43"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=503409"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/503409\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":503410,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/503409\/revisions\/503410"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/501524"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=503409"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=503409"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=503409"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}