{"id":503401,"date":"2023-12-11T15:03:29","date_gmt":"2023-12-11T12:03:29","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=503401"},"modified":"2023-12-11T17:05:42","modified_gmt":"2023-12-11T14:05:42","slug":"wasiirka-arrimaha-gudaha-oo-senatorrada-aqalka-sare-ka-hor-akhriyay-hindise-sharciyeedka-qaxootiga","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-arrimaha-gudaha-oo-senatorrada-aqalka-sare-ka-hor-akhriyay-hindise-sharciyeedka-qaxootiga\/","title":{"rendered":"Wasiirka Arrimaha gudaha oo Senatorrada Aqalka Sare ka hor akhriyay Hindise sharciyeedka Qaxootiga"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA):- Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Mudane Axmed Macallin Fiqi ayaa Xildhibaannada Aqalka Sare ka hor akhriyay Hinside sharciyeedka Qaxootiga iyo Magangalyo Doonka ee 2023, Akhrintiisa 1-aad.<\/p>\n<p>Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS oo u mahadceliyay Guddoonka iyo xildhibaannada Aqalka Sare ayaa sheegay in Hindise sharciyeedka Qaxootiga iyo Magangalyo Doonka uu ka koobanyahay 7(Todobo) Cutub iyo 38 qodob, isla markaana uu yahay 32 bog<\/p>\n<p>Wasiir Fiqi oo ka hadlay Sida uu Hindise Sharciyeedkaan u waafaqsanyahay Dastuurka iyo xeerarka ee dalka ayaa yiri, \u201cHindise Sharciyeedkan wuxuu ku saleeynsan yahay Qod. 37aad ee Dastuurka KMG. (Qaxootiga &amp; Magangalya doonka). Iyo sidoo kale shuruucda iyo heshiisyada Caalamiga ah ee la xiriira arrimaha Qaxootiga iyo Magan-galyo doonka oo ay Soomaaliya dhinac ka tahay oo ku faahfaahsan qeybta danbe ee Ararta ee Hindise Sharciyeedkan.\u201d<\/p>\n<p>Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Mudane Axmed Macallim Fiqi ayaa mid mid ugu sharxay Xildhibaannada Aqalka Sare Cutubyada iyo qodobada uu ka koobanyahay Hinside sharciyeedka Qaxootiga iyo Magangalyo Doonka 2023.<\/p>\n<p>Ugu Dambayn, Wasiir Axmed Fiqi ayaa Guddoonmiyaha Aqalka Sare iyo Senatorrada Aqalka ka codsaday Meelmarinta Hinside sharciyeedka Qaxootiga iyo Magangalyo Doonka ee 2023, kaas oo ay horay u ansixiyeen Xildhibaannada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA):- Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Mudane Axmed Macallin Fiqi ayaa Xildhibaannada Aqalka Sare ka hor akhriyay Hinside sharciyeedka Qaxootiga iyo Magangalyo Doonka ee 2023, Akhrintiisa 1-aad. Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS oo u mahadceliyay Guddoonka iyo xildhibaannada Aqalka Sare ayaa sheegay in Hindise sharciyeedka Qaxootiga iyo Magangalyo Doonka uu ka koobanyahay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":503402,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-503401","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/503401","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=503401"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/503401\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":503408,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/503401\/revisions\/503408"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/503402"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=503401"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=503401"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=503401"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}