{"id":503396,"date":"2023-12-11T14:12:10","date_gmt":"2023-12-11T11:12:10","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=503396"},"modified":"2023-12-11T14:12:10","modified_gmt":"2023-12-11T11:12:10","slug":"agaasime-cabdullaahi-xayir-oo-40-suxufi-u-furay-tababar-ku-saabsan-ilaha-rasmiga-ah-ee-laga-helo-wararka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/agaasime-cabdullaahi-xayir-oo-40-suxufi-u-furay-tababar-ku-saabsan-ilaha-rasmiga-ah-ee-laga-helo-wararka\/","title":{"rendered":"Agaasime Cabdullaahi Xayir oo 40 Suxufi u furay tababar ku saabsan Ilaha rasmiga ah ee laga helo wararka"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA):- Agaasimaha Guud ee wasaaradda warfaafinta XFS mudane Cabdullaahi Xayir Ducaale ayaa maanta tababar ku saabsan Ilaha rasmiga ah ee laga helo wararka, mabaadii&#8217;da Anshaxa iyo badqabka Suxufiinta u furay ku dhawaad 40 Suxufi oo ka howlgala wasaaradda warfaafinta iyo Warbaahinta madaxa banaan.<\/p>\n<p>Agaasimaha oo furitaanka tababarka ka hadlay ayaa suxufiyiinta ka qeyb galaysa tababarka kula dardaarmay in ay ka faa\u2019ideystaan muddada uu socda oo dhan saddex maalin, waxa uu xusay in muhiimad gaar ah uu u lee yahay tababarkaana, loona baahan in suxufiyiinta ay dhaqan galiyaan wixii ay ka faa\u2019deyna.<\/p>\n<p>\u201cWaxa aan jeclahay in aad halkaan ka faa\u2019iideysataan aqoonyahaannada iyo qabiiriinta bixinaysa casharada kala duwan ee Saxaafadeed saddexda cesho ee aad halkaan joogtaan, in aad ku dabaqdaan hay\u2019adihii aad ka timaadeen oo ay idinka muuqato aqoontii aad halkaan kala tagteen, waana ku faraxsanahay tababarkaan ay wasaaraddu qaban qaabisay,\u201d sida uu yiri Agaasime Xayir.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA):- Agaasimaha Guud ee wasaaradda warfaafinta XFS mudane Cabdullaahi Xayir Ducaale ayaa maanta tababar ku saabsan Ilaha rasmiga ah ee laga helo wararka, mabaadii&#8217;da Anshaxa iyo badqabka Suxufiinta u furay ku dhawaad 40 Suxufi oo ka howlgala wasaaradda warfaafinta iyo Warbaahinta madaxa banaan. Agaasimaha oo furitaanka tababarka ka hadlay ayaa suxufiyiinta ka qeyb galaysa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":503397,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-503396","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/503396","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=503396"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/503396\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":503398,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/503396\/revisions\/503398"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/503397"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=503396"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=503396"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=503396"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}