{"id":503257,"date":"2023-12-09T20:03:00","date_gmt":"2023-12-09T17:03:00","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=503257"},"modified":"2023-12-09T20:03:47","modified_gmt":"2023-12-09T17:03:47","slug":"503257-2","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/503257-2\/","title":{"rendered":"Wasaaradda waxbarashada oo mar kale qaadaneysa saddex kun oo macallimiin cusub ah"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Wasiirka wasaaradda waxbarashadda, hiddaha iyo Tacliinta sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Faarax Sheekh Cabdiqaadir ayaa uga mahadceliyay Xukuumadda\u00a0 iyo labada Golle ee Barlamaanka Soomaaliya kordhinta qoontada miisaaniyadda wasaaradda waxbarashadda oo qorshaheedu yahay baahinta, horumarinta iyo tayeynta waxbarashadda dalka.<\/p>\n<p>Wasiirka Faarax Sheekh Cabdiqaadir ayaa sheegay in qorshaha wasaaradda ee billawga sanadka 2024-ka uu yahay in la qaato saddex kun (3,000) oo macallimiin cusub ah , si loo baahiyo waxbarashadda dalka ee sida weyn ubadkeennu baahida weyn ugu qabaan.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-503258\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/12\/Wasaaradda-Waxbarashada-oo-Mar-Kale-Qaadanaysa-3000-oo-Macallimiin-Cusub-ah.jpg\" alt=\"\" width=\"524\" height=\"741\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/12\/Wasaaradda-Waxbarashada-oo-Mar-Kale-Qaadanaysa-3000-oo-Macallimiin-Cusub-ah.jpg 509w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/12\/Wasaaradda-Waxbarashada-oo-Mar-Kale-Qaadanaysa-3000-oo-Macallimiin-Cusub-ah-212x300.jpg 212w\" sizes=\"auto, (max-width: 524px) 100vw, 524px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Wasiirka wasaaradda waxbarashadda, hiddaha iyo Tacliinta sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Faarax Sheekh Cabdiqaadir ayaa uga mahadceliyay Xukuumadda\u00a0 iyo labada Golle ee Barlamaanka Soomaaliya kordhinta qoontada miisaaniyadda wasaaradda waxbarashadda oo qorshaheedu yahay baahinta, horumarinta iyo tayeynta waxbarashadda dalka. Wasiirka Faarax Sheekh Cabdiqaadir ayaa sheegay in qorshaha wasaaradda ee billawga sanadka 2024-ka uu yahay in [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":38,"featured_media":503259,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[1106,1105],"class_list":{"0":"post-503257","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka","9":"tag-000-oo-macallimiin-cusub-ah","10":"tag-wasaaradda-waxbarashada-oo-mar-kaleqaadaneysa-3"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/503257","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/38"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=503257"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/503257\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":503262,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/503257\/revisions\/503262"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/503259"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=503257"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=503257"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=503257"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}