{"id":503185,"date":"2023-12-08T11:23:08","date_gmt":"2023-12-08T08:23:08","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=503185"},"modified":"2023-12-08T11:23:08","modified_gmt":"2023-12-08T08:23:08","slug":"heyadda-imf-oo-lagu-wdo-in-13-ka-bishaan-ay-dhameystirto-deyn-cafinta-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/heyadda-imf-oo-lagu-wdo-in-13-ka-bishaan-ay-dhameystirto-deyn-cafinta-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Hey\u2019adda IMF oo lagu wdo in 13-ka bishaan ay dhameystirto deyn cafinta Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho.SONNA&#8230; Hay\u2019adda Lacagta Adduunka ee IMF ayaa la filayaa in toddobaadka soo socda ay si buuxda u ansixiyaan barnaamijka deyn cafinta lacagaha ee lagu leeyahay Dalka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Guddiga Hay\u2019adda Lacagta Adduunka (IMF) ayaa lagu wadaa inay ku kulmaan magaalada Washington 13-ka bishan December,waxaana qorshuhu yahay in la soo gabagabeeyo deyn cafinta Soomaaliya oo lacag ahaan gaareysa $3.3bn oo dollar.<\/p>\n<p>Inta badan Soomaaliya ayaa dhameydyirtay shuruudihii lagama maarmaanka u ahaa deyn casfinta Soomaaliya oo soo jiitamaayey muddo sano ah.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho.SONNA&#8230; Hay\u2019adda Lacagta Adduunka ee IMF ayaa la filayaa in toddobaadka soo socda ay si buuxda u ansixiyaan barnaamijka deyn cafinta lacagaha ee lagu leeyahay Dalka Soomaaliya. Guddiga Hay\u2019adda Lacagta Adduunka (IMF) ayaa lagu wadaa inay ku kulmaan magaalada Washington 13-ka bishan December,waxaana qorshuhu yahay in la soo gabagabeeyo deyn cafinta Soomaaliya oo lacag ahaan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":503187,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-503185","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/503185","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=503185"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/503185\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":503186,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/503185\/revisions\/503186"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/503187"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=503185"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=503185"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=503185"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}