{"id":503166,"date":"2023-12-07T20:33:20","date_gmt":"2023-12-07T17:33:20","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=503166"},"modified":"2023-12-07T20:33:20","modified_gmt":"2023-12-07T17:33:20","slug":"madaxweyne-xasan-sheekh-oo-warqadaha-aqoonsiga-ka-guddoomay-danjiraha-cusub-ee-talyaaniga","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/madaxweyne-xasan-sheekh-oo-warqadaha-aqoonsiga-ka-guddoomay-danjiraha-cusub-ee-talyaaniga\/","title":{"rendered":"Madaxweyne Xasan Sheekh oo warqadaha aqoonsiga ka guddoomay Danjiraha cusub ee Talyaaniga"},"content":{"rendered":"<p>Muqdissho (SONNA):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa\u00a0 Danjiraha cusub ee Dowladda Talyaaniga ay u soo magacawday Soomaaliya mudane Pier Mario Dacc\u00f2 Coppi warqadaha aqoonsiga kaga\u00a0 guddoomay Munaasabad ku qabsoomtay Madaxtooyada Qaranka.<\/p>\n<p>Danjiraha cusub oo ka mahadceliyey soo dhaweynta wanaagsan ee loo sameeyay, ayaa Dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay guushii taariikhiga ahayd ee dalka looga qaaday Cuna-qabatayntii hubka waxaana uuna bogaadiyay hormarada\u00a0 laga gaaray dagaalka lagu dalka looga sifeynayo Khawaarijta<\/p>\n<p>Madaxweynaha Jamhuuriyadda iyo Danjireyaha ayaa ka wada hadlay xoojinta xiriirka diblomaasiyadeed iyo iskaashiga ay Dowladda Federaalka Soomaaliya la leedahay Talyaaniga, waxa uuna madaxweynaha\u00a0 xusay ahmiyadda ay leedahay lagu garab istaagga dowladda Soomaaliya iyo shacabkeeda dagaalka ay kula jirto argagixisada <!--\/data\/user\/0\/com.samsung.android.app.notes\/files\/clipdata\/clipdata_bodytext_231207_203120_620.sdocx--><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdissho (SONNA):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa\u00a0 Danjiraha cusub ee Dowladda Talyaaniga ay u soo magacawday Soomaaliya mudane Pier Mario Dacc\u00f2 Coppi warqadaha aqoonsiga kaga\u00a0 guddoomay Munaasabad ku qabsoomtay Madaxtooyada Qaranka. Danjiraha cusub oo ka mahadceliyey soo dhaweynta wanaagsan ee loo sameeyay, ayaa Dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay guushii taariikhiga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":503167,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[83,94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-503166","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-caalamka","8":"category-gudaha","9":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/503166","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=503166"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/503166\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":503168,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/503166\/revisions\/503168"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/503167"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=503166"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=503166"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=503166"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}