{"id":503155,"date":"2023-12-07T17:09:49","date_gmt":"2023-12-07T14:09:49","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=503155"},"modified":"2023-12-07T17:09:49","modified_gmt":"2023-12-07T14:09:49","slug":"hayadda-sodma-oo-shixnad-gargaar-mucaawino-ah-u-dirtay-degmada-mahadaay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/hayadda-sodma-oo-shixnad-gargaar-mucaawino-ah-u-dirtay-degmada-mahadaay\/","title":{"rendered":"Hay\u2019adda SODMA oo shixnad gargaar mucaawino ah u dirtay degmada Mahadaay"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA):- Hey&#8217;adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA ayaa maanta 30 gaadiidka nuuca xamuulka qaada ah oo sida shixnad gargaar mucaawino ah u dirtay degmada Mahadaay ee gobolka Shabeeladda dhexe iyo deeganadda hoostaga ee Maamulka Hirshabeelle .<\/p>\n<p>Sidoo kale gargaarkaan waxaa wehliya Doon nuuca dheereysa oo loogu talagaly in dadka go&#8217;doonsan lagu badbaadiyo goobaha qaar ee aan gaadiidka tagi karina raashinka lagu gaarsiiyo.<\/p>\n<p>Mucaawinadan iyo doontaan ayaa loogu talagalay in la garsiiyo shacabka Soomaaliyeed ee sameenta ka soo gaartay Fatahaada wabbiga Shabeelle ku nool gudaha Mahadaay iyo tuuloyinka ku xeeran.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA):- Hey&#8217;adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA ayaa maanta 30 gaadiidka nuuca xamuulka qaada ah oo sida shixnad gargaar mucaawino ah u dirtay degmada Mahadaay ee gobolka Shabeeladda dhexe iyo deeganadda hoostaga ee Maamulka Hirshabeelle . Sidoo kale gargaarkaan waxaa wehliya Doon nuuca dheereysa oo loogu talagaly in dadka go&#8217;doonsan lagu badbaadiyo goobaha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":503156,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-503155","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/503155","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=503155"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/503155\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":503157,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/503155\/revisions\/503157"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/503156"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=503155"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=503155"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=503155"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}