{"id":503140,"date":"2023-12-07T12:26:21","date_gmt":"2023-12-07T09:26:21","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=503140"},"modified":"2023-12-07T12:27:54","modified_gmt":"2023-12-07T09:27:54","slug":"madaxweynaha-kenya-oo-warqadaha-aqoonsiga-safiirnimo-ka-guddoomay-amb-jabriil","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/madaxweynaha-kenya-oo-warqadaha-aqoonsiga-safiirnimo-ka-guddoomay-amb-jabriil\/","title":{"rendered":"Madaxweynaha Kenya oo warqadaha aqoonsiga safiirnimo ka guddoomay Amb Jabriil"},"content":{"rendered":"<p>Nairobi (SONNA):- Madaxweynaha dowladda Kenya William Ruto ayaa maanta warqadaha aqoonsiga Safiirnimmo ka guddoomay Safiirka cusub ee Soomaaliya u magacawday dalka Kenya Mudane Jabriil Ibraahim Cabdulle.<\/p>\n<p>Dhawaan Madaxweynaha Jaahuuriyadda Soomaaliya Mudane Xasan Shiikh Maxamuud ayaa\u00a0 magacaabay Safiirka Soomaaliya ee Kenya oo uu maanta waraaqahooda aqoonsiga\u00a0 qasriga Madaxtooyada kaga guddoomay Madaxweyne William Ruto.<\/p>\n<p>Magacaabista Mudane Jabriil Ibraahim Cabdulle\u00a0 ayaa wada wanaagsan u jeexi doonta Xariirka labada dowladood, maadaama uu yahay shaqsi galaangalka xoogan ku leh Kenya.<\/p>\n<p>Dowladaha Soomaaliya iyo Kenya ayaa hadda cagta saaray wado horay loogusii qaaday xasilooni siyaasadeed, waxaana magacaabista Jabriil Ibraahim Cabdulle\u00a0 si wayn usoo dhaweeyay Jaaliyadda Soomaaliyeed eek u nool dalkaas.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Nairobi (SONNA):- Madaxweynaha dowladda Kenya William Ruto ayaa maanta warqadaha aqoonsiga Safiirnimmo ka guddoomay Safiirka cusub ee Soomaaliya u magacawday dalka Kenya Mudane Jabriil Ibraahim Cabdulle. Dhawaan Madaxweynaha Jaahuuriyadda Soomaaliya Mudane Xasan Shiikh Maxamuud ayaa\u00a0 magacaabay Safiirka Soomaaliya ee Kenya oo uu maanta waraaqahooda aqoonsiga\u00a0 qasriga Madaxtooyada kaga guddoomay Madaxweyne William Ruto. Magacaabista Mudane Jabriil [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":503141,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[83,94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-503140","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-caalamka","8":"category-gudaha","9":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/503140","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=503140"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/503140\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":503144,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/503140\/revisions\/503144"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/503141"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=503140"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=503140"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=503140"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}