{"id":503082,"date":"2023-12-06T11:41:55","date_gmt":"2023-12-06T08:41:55","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=503082"},"modified":"2023-12-06T11:41:55","modified_gmt":"2023-12-06T08:41:55","slug":"65-ruux-oo-u-dhintay-roobab-mahiigaan-ah-oo-ka-daay-tanzania","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/65-ruux-oo-u-dhintay-roobab-mahiigaan-ah-oo-ka-daay-tanzania\/","title":{"rendered":"65 ruux oo u dhintay roobab mahiigaan ah oo ka da\u2019ay Tanzania"},"content":{"rendered":"<p>Ugu yaraan 65 qof ayaa ku dhintay dhul go\u2019 iyo daadad ka dhashay roobab mahiigaan ah oo ka da\u2019ay waqooyiga Tanzania,sida ay ka dhawaajiyeen madaxda dalkaasi oo uu ugu horeeyo Ra\u2019iisul Wasaare Kassim Majaliwa.<\/p>\n<p>Roobab mahiigaan ah ayaa qaaday gawaari waxayna dumiyeen dhismayaal ku yaal buurta Magaalada Katesh, oo 300-km waqooyi ka xigta caasimada.<\/p>\n<p>Sawirro laga sii daayay taleefishinada ayaa muujinayay burburka guryaha oo ay ku jiraan agabka guryaha, oo daadsan waddooyinka, iyadoo waddooyinka muhiimka ah, xadhkaha korontada iyo isgaarsiintu ay go\u2019an yihiin.<\/p>\n<p>Ilaa 5,600 oo qof ayaa ku barakacay dhul go\u2019a, ayuu yiri Mobhare Matinyi, oo ah afhayeenka dowladda.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ugu yaraan 65 qof ayaa ku dhintay dhul go\u2019 iyo daadad ka dhashay roobab mahiigaan ah oo ka da\u2019ay waqooyiga Tanzania,sida ay ka dhawaajiyeen madaxda dalkaasi oo uu ugu horeeyo Ra\u2019iisul Wasaare Kassim Majaliwa. Roobab mahiigaan ah ayaa qaaday gawaari waxayna dumiyeen dhismayaal ku yaal buurta Magaalada Katesh, oo 300-km waqooyi ka xigta caasimada. Sawirro [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":503084,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[83],"tags":[],"class_list":{"0":"post-503082","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-caalamka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/503082","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=503082"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/503082\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":503083,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/503082\/revisions\/503083"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/503084"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=503082"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=503082"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=503082"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}