{"id":503075,"date":"2023-12-06T10:25:17","date_gmt":"2023-12-06T07:25:17","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=503075"},"modified":"2023-12-06T10:25:17","modified_gmt":"2023-12-06T07:25:17","slug":"madaxweyne-axmed-madoobe-oo-ku-baaqay-in-gargaar-la-gaarsiiyo-dadka-ay-saameeyeen-fatahaaduhu","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/madaxweyne-axmed-madoobe-oo-ku-baaqay-in-gargaar-la-gaarsiiyo-dadka-ay-saameeyeen-fatahaaduhu\/","title":{"rendered":"Madaxweyne Axmed Madoobe oo ku baaqay in gargaar la gaarsiiyo dadka ay saameeyeen fatahaaduhu"},"content":{"rendered":"<p>Kismaayo (SONNA): Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa ka hadlay fatahaadda wabiga Jubba iyo khasaaraha ka dhashay xilli uu khudbad ka jeedinayay Kalfadhiga Shanaad ee Golaha Wakiilada Dowlad-Goboleedka Jubbaland.<\/p>\n<p>Madaxweyne Axmed Madoobe ayaa sheegay in Jubbaland ay tahay dowlad goboleedka uu saameynta ugu badan ku yeeshay fatahaadaha.<\/p>\n<p>Madaxweynaha oo ka warbixiyay khasaaraha baaxadda leh ay fatahaaduhu u geysteen dalagyada beeraha iyo Barakaca ka dhashay ayaa yiri:<\/p>\n<p>\u201cWaxaan baaq guud u jeedinayaa cid kasta oo awood u leh in ay gargaar u fidiso dadka ay dhibaatadu saamaysay.\u201d<\/p>\n<p>Madaxweynaha ayaa sheegay in fatahaadda ay saameyn ku yeelatay 1,157,000 oo qof, ayna sababeen barakaca 400,000 oo qof, halka ay ku dhinteen 63 qof, kuna go\u2019doomeen tiro intaas ka badan.<\/p>\n<p>Soomaaliya ayaa wajaheysa fataahaddo ay sameyeen wabiga Shabeelle &amp; Jubba kuwaas oo ku dhuftay gobollo dalka ka mid ah, iyada oo ay jiraan baaqyo in gargaar loo fidiyo dadka ay dhibaaatadu soo gaartay.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kismaayo (SONNA): Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa ka hadlay fatahaadda wabiga Jubba iyo khasaaraha ka dhashay xilli uu khudbad ka jeedinayay Kalfadhiga Shanaad ee Golaha Wakiilada Dowlad-Goboleedka Jubbaland. Madaxweyne Axmed Madoobe ayaa sheegay in Jubbaland ay tahay dowlad goboleedka uu saameynta ugu badan ku yeeshay fatahaadaha. Madaxweynaha oo ka warbixiyay khasaaraha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":54,"featured_media":503076,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[1103,1102],"class_list":{"0":"post-503075","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka","9":"tag-gudaha","10":"tag-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/503075","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/54"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=503075"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/503075\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":503077,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/503075\/revisions\/503077"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/503076"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=503075"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=503075"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=503075"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}