{"id":503066,"date":"2023-12-05T20:43:39","date_gmt":"2023-12-05T17:43:39","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=503066"},"modified":"2023-12-05T20:45:03","modified_gmt":"2023-12-05T17:45:03","slug":"wasiir-fiqi-oo-la-kulmay-madaxda-xarunta-boqor-cabdicasis-ee-boqortooyada-sucuudiga","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiir-fiqi-oo-la-kulmay-madaxda-xarunta-boqor-cabdicasis-ee-boqortooyada-sucuudiga\/","title":{"rendered":"Wasiir Fiqi oo la kulmay madaxda xarunta boqor Cabdicasiis ee boqortooyada Sucuudiga"},"content":{"rendered":"<div class=\"xdj266r x11i5rnm xat24cr x1mh8g0r x1vvkbs x126k92a\">\n<div dir=\"auto\">Riyaad (SONNA): Wasiirka arrrimaha gudaha, federaalka iyo dib u heshiisiinta mudane Axmed Macalin Fiqi iyo wafdi sare uu hoggaaminayo oo maalmahan booqasho rasmi ah kujooga caasimadda Sacuudi Carabiya ee Riyaad ayaa maanta kulammo gaar ah la qaatay madaxda xarunta boqor Cabdicasis ee xiriirka dhaqanka (King Abdulaziz center for cultural communication).<\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<\/div>\n<div class=\"x11i5rnm xat24cr x1mh8g0r x1vvkbs xtlvy1s x126k92a\">\n<div dir=\"auto\">Xaruntan ay Wasiir Fiqi iyo wafdigiisu booqdeen ayaa ah xarun ka shaqaysa wadahadalka bulshada, dhaqanka, nabadda iyo wadanoolashaha bulshada Sucuudiga qeybahooda kala duwan.<\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<\/div>\n<div class=\"x11i5rnm xat24cr x1mh8g0r x1vvkbs xtlvy1s x126k92a\">\n<div dir=\"auto\">Mudane Axmed Macallin Fiqi, Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Soomaaliya oo goobta ka hadlay sharaxaad kooban ka bixiyey hanaanka dibuheshiisiinta qaranka oo saldhig looga dhigey talada dadka iyo dhaqanka bulshada Soomaaliya.<\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<\/div>\n<div class=\"x11i5rnm xat24cr x1mh8g0r x1vvkbs xtlvy1s x126k92a\">\n<div dir=\"auto\">Dhanka kale, Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee Soomaaliya iyo Xarunta ayaa ka wadahadley wadashaqaynta dhexmarta gaar ahaan arrimaha wadahadalka bulshada, dibuheshiisiinta iyo wadaagga waaya-aragnimada kala duwan ee la xiriirta mowdaacaan.<\/div>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Riyaad (SONNA): Wasiirka arrrimaha gudaha, federaalka iyo dib u heshiisiinta mudane Axmed Macalin Fiqi iyo wafdi sare uu hoggaaminayo oo maalmahan booqasho rasmi ah kujooga caasimadda Sacuudi Carabiya ee Riyaad ayaa maanta kulammo gaar ah la qaatay madaxda xarunta boqor Cabdicasis ee xiriirka dhaqanka (King Abdulaziz center for cultural communication). Xaruntan ay Wasiir Fiqi iyo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":47,"featured_media":503067,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-503066","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/503066","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/47"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=503066"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/503066\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":503069,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/503066\/revisions\/503069"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/503067"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=503066"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=503066"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=503066"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}