{"id":503058,"date":"2023-12-05T17:28:34","date_gmt":"2023-12-05T14:28:34","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=503058"},"modified":"2023-12-05T17:28:43","modified_gmt":"2023-12-05T14:28:43","slug":"galmudug-oo-heshiisiisay-beelo-ku-dagaalamay-galgaduud","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/galmudug-oo-heshiisiisay-beelo-ku-dagaalamay-galgaduud\/","title":{"rendered":"Galmudug oo heshiisiisay beelo ku dagaalamay Galgaduud"},"content":{"rendered":"<div class=\"xdj266r x11i5rnm xat24cr x1mh8g0r x1vvkbs x126k92a\">\n<div dir=\"auto\">Xeraale Wasaarada arrimaha gudaha, federalka iyo dib u heshiisiinta Galmudug oo ku soo gabagabeysay deegaanka Balihowd oo hoos taga degmada Xeraale ee gobolka Galgaduud shir dib-u-heshiineed oo socday maalmihii la soo dhaafay.<\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<\/div>\n<div class=\"x11i5rnm xat24cr x1mh8g0r x1vvkbs xtlvy1s x126k92a\">\n<div dir=\"auto\">Shirkaan dib u heshiineed oo ay garwadeen ka ahayd wasaarada arrimaha gudaha, federaalka iyo dib u heshiisiinta Galmudug ayaa u dhaxeeyey Dadka walaalaha ee Halkaas wada daga, wuxuuna ahaa shir nabadeed oo daba socda shirar dib-u-heshiineed oo horay loogu qabtay Bulshada Deegaanadaas.<\/div>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xeraale Wasaarada arrimaha gudaha, federalka iyo dib u heshiisiinta Galmudug oo ku soo gabagabeysay deegaanka Balihowd oo hoos taga degmada Xeraale ee gobolka Galgaduud shir dib-u-heshiineed oo socday maalmihii la soo dhaafay. Shirkaan dib u heshiineed oo ay garwadeen ka ahayd wasaarada arrimaha gudaha, federaalka iyo dib u heshiisiinta Galmudug ayaa u dhaxeeyey Dadka walaalaha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":47,"featured_media":503059,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-503058","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/503058","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/47"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=503058"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/503058\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":503060,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/503058\/revisions\/503060"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/503059"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=503058"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=503058"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=503058"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}