{"id":503040,"date":"2023-12-05T11:37:04","date_gmt":"2023-12-05T08:37:04","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=503040"},"modified":"2023-12-05T11:37:04","modified_gmt":"2023-12-05T08:37:04","slug":"cali-jeyte-cismaan-oo-ugu-baaqay-shacabka-hiiraan-inay-u-midoobaan-dagaalka-khawaarijta","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/cali-jeyte-cismaan-oo-ugu-baaqay-shacabka-hiiraan-inay-u-midoobaan-dagaalka-khawaarijta\/","title":{"rendered":"Cali Jeyte Cismaan oo ugu baaqay shacabka Hiiraan inay u midoobaan dagaalka Khawaarijta"},"content":{"rendered":"<p><span style=\"font-weight: 400;\">Beledweyn (SONNA):-\u00a0Ergayga Madaxweynaha JFS u qaabilsan arrimaha Macawisleyda Cali Jeyte Cismaan ayaa khudbad guubaabo ah ka hor jeediyay boqolaal askari oo ka tirsan ciidamada deegaanka (Macawisleyda) ee ku sugan ah ee ku sugan deegaanka Helgen ee gobolka Hiiraan.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-weight: 400;\">Cali Jeyte ayaa la dardaarmay Ciidamada Macawisleyda, isaga oo ku dhiirigeliyay inay u diyaar garoobaan howlgalka sifeynta cadowga, isla markaana ugu baaqay shacabka Hiiraan inay u midoobaan sidii gobolkaas xor uga noqon lahaa Khawaarijta.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-weight: 400;\">Ciidamada deegaanka ayaa dhankooda muujiyay in ay diyaar u yihiin in ay la dagaalamaan Khawaarijta ku dhuumaaleysanaya deegaanada gobolka Hiiraan.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-weight: 400;\">Ciidanka Xoogga Dalka ayaa dhawaan howgal ka sameeyay duleedka deegaanka Halgan iyaga oo kaashanaya Saaxiibada Caalamka, waxaana howgalkaas lagu dilay in ka badan 60 Khawaarij ah.<\/span><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Beledweyn (SONNA):-\u00a0Ergayga Madaxweynaha JFS u qaabilsan arrimaha Macawisleyda Cali Jeyte Cismaan ayaa khudbad guubaabo ah ka hor jeediyay boqolaal askari oo ka tirsan ciidamada deegaanka (Macawisleyda) ee ku sugan ah ee ku sugan deegaanka Helgen ee gobolka Hiiraan. Cali Jeyte ayaa la dardaarmay Ciidamada Macawisleyda, isaga oo ku dhiirigeliyay inay u diyaar garoobaan howlgalka sifeynta [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":54,"featured_media":503041,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[1103,1102],"class_list":{"0":"post-503040","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka","9":"tag-gudaha","10":"tag-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/503040","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/54"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=503040"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/503040\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":503042,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/503040\/revisions\/503042"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/503041"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=503040"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=503040"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=503040"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}