{"id":503026,"date":"2023-12-05T10:35:48","date_gmt":"2023-12-05T07:35:48","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=503026"},"modified":"2023-12-05T10:35:48","modified_gmt":"2023-12-05T07:35:48","slug":"wasiirka-qorsheynta-xfs-oo-muqdisho-kula-kulmay-maamulaha-bangiga-addduunka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-qorsheynta-xfs-oo-muqdisho-kula-kulmay-maamulaha-bangiga-addduunka\/","title":{"rendered":"Wasiirka Qorsheynta XFS oo Muqdisho kula kulmay Maamulaha Bangiga Addduunka"},"content":{"rendered":"<p><span style=\"font-weight: 400;\">Muqdisho(SONNA):-\u00a0 Wasiirka Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamuud C. Sheekh Faarax (Beenebeene), ayaa maanta magaalada Muqdisho kula kulmay Maamulaha Bangiga Adduunka ee Soomaaliya, Christina Svensson.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-weight: 400;\">Labada dhinac ayaa ka wada hadlay sidii kor loogu qaadi lahaa wada shaqaynta Wasaaradda Qorshaynta iyo Bangiga Adduunka ee ku aaddan hirgelinta mashaariicda horumarineed ee uu Bangiga ka fulinayo dalka.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-weight: 400;\">Sidoo kale waxa ay ka wada hadleen barnaamijka deyn cafinta Soomaaliya oo la sheegay in uu gabagabo marayo lana filayo dhawaan inuu ka soo baxo warar farxad geliya ummadda Soomaaliyeed.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-weight: 400;\">Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka sheegay fadhi ay yeesheen labada gole ee Baarlamaanka in bartamaha bishan la filayo cafinta deymaha lagu leeyahay Soomaaliya.<\/span><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-\u00a0 Wasiirka Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamuud C. Sheekh Faarax (Beenebeene), ayaa maanta magaalada Muqdisho kula kulmay Maamulaha Bangiga Adduunka ee Soomaaliya, Christina Svensson. Labada dhinac ayaa ka wada hadlay sidii kor loogu qaadi lahaa wada shaqaynta Wasaaradda Qorshaynta iyo Bangiga Adduunka ee ku aaddan hirgelinta mashaariicda horumarineed ee uu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":54,"featured_media":503027,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[1103,1102],"class_list":{"0":"post-503026","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka","9":"tag-gudaha","10":"tag-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/503026","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/54"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=503026"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/503026\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":503028,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/503026\/revisions\/503028"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/503027"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=503026"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=503026"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=503026"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}