{"id":503023,"date":"2023-12-05T10:19:47","date_gmt":"2023-12-05T07:19:47","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=503023"},"modified":"2023-12-05T10:19:47","modified_gmt":"2023-12-05T07:19:47","slug":"wasiirka-maaliyadda-xfs-oo-wakiilka-qaramada-midoobay-ee-soomaaliya-kala-hadlay-hanaanka-deyn-cafinta","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-maaliyadda-xfs-oo-wakiilka-qaramada-midoobay-ee-soomaaliya-kala-hadlay-hanaanka-deyn-cafinta\/","title":{"rendered":"Wasiirka Maaliyadda XFS oo Wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya kala hadlay hanaanka deyn cafinta"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):- Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda ee Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige ayaa maanta kulan la qaatay Ku-xigeenka Wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ahna Uqeybsamaha Isku-duwidda Howlaha Bani\u2019aadannimo Mudane George Conway.<\/p>\n<p>Kulanka oo ay isugu yimaadeen mas\u2019uuliyiinta ayaa diiradda lagu saaray hannaanka Deyn Cafinta iyo sidii loo yareyn lahaa dhibaatooyinka ka dhashay fatahaadaha oo sanadkaan saameyn xoogan ku yeesha bulshada ku dhaqan gobolada qaar ee dalka.<\/p>\n<p>Dawladda Soomaaliya ayaa ku dhow inay gaarto guullo muhiim ah oo ku aadan Hanaanka Deyn Cafinta, waxaana la filayaa in la xaqiijiyo hormar la taaban karo gudaha sanadkan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):- Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda ee Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige ayaa maanta kulan la qaatay Ku-xigeenka Wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ahna Uqeybsamaha Isku-duwidda Howlaha Bani\u2019aadannimo Mudane George Conway. Kulanka oo ay isugu yimaadeen mas\u2019uuliyiinta ayaa diiradda lagu saaray hannaanka Deyn Cafinta iyo sidii loo yareyn lahaa dhibaatooyinka ka dhashay fatahaadaha oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":54,"featured_media":503024,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[1103,1102],"class_list":{"0":"post-503023","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka","9":"tag-gudaha","10":"tag-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/503023","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/54"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=503023"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/503023\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":503025,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/503023\/revisions\/503025"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/503024"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=503023"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=503023"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=503023"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}