{"id":503017,"date":"2023-12-05T10:01:02","date_gmt":"2023-12-05T07:01:02","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=503017"},"modified":"2023-12-05T10:05:13","modified_gmt":"2023-12-05T07:05:13","slug":"ciidanka-xoogga-dalka-oo-horjooge-ka-tirsanaa-khawaarijta-ku-khaarijiyay-howlgal-ka-dhacay-gobolka-baay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/ciidanka-xoogga-dalka-oo-horjooge-ka-tirsanaa-khawaarijta-ku-khaarijiyay-howlgal-ka-dhacay-gobolka-baay\/","title":{"rendered":"Ciidanka Xoogga Dalka oo horjooge ka tirsanaa Khawaarijta ku khaarijiyay howlgal ka dhacay Gobolka Baay"},"content":{"rendered":"<p>Baydhabo (SONNA):-\u00a0<span style=\"font-weight: 400;\">Ciidanka Xoogga Dalka ayaa howlgal qorsheysan ka sameeyay deegaanada Mooda-moode &amp; Daynuunaay ee gobolka Baay, waxaana howlgalka lagu dilay horjooge ka tirsanaa Khawaarijta una qaablisanaa baada shacabka gobalada Baay, Bakool iyo Gedo.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-weight: 400;\">Howlgalka lagu dilay horjoogaha ayaa waxaa fuliyay Ururka 47-aad Guutada 8-aad Qeybta 60-aad ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo uu hogaaminayo X\/le Axmed Maxamed Nuur (Axmed Dhageey).<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-weight: 400;\">Taliye Axmed Dhageey oo Warbaahinta Qaranka la hadlay ayaa sheegay in horjoogaha lagu dilay howlgalka uu yahay \u201cXuseen Caddoow Jilib-gaab\u201d oo maleeshiyada argagixisada ah u qaabilsanaa baada laga qaado dadka shacabka ah ee ku dhaqan gobolada Baay, Bakool, iyo Gedo.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-weight: 400;\">Ciidamada Xoogga dalka ayaa deegaanada dalka ka wada weerarada ay ku qaadayaan Khawaarijta si loo ilaaliyo hantida Shacabka dibna loo sugo amaanka deegaanadaasi.<\/span><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Baydhabo (SONNA):-\u00a0Ciidanka Xoogga Dalka ayaa howlgal qorsheysan ka sameeyay deegaanada Mooda-moode &amp; Daynuunaay ee gobolka Baay, waxaana howlgalka lagu dilay horjooge ka tirsanaa Khawaarijta una qaablisanaa baada shacabka gobalada Baay, Bakool iyo Gedo. Howlgalka lagu dilay horjoogaha ayaa waxaa fuliyay Ururka 47-aad Guutada 8-aad Qeybta 60-aad ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo uu hogaaminayo X\/le [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":54,"featured_media":503022,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[1103,1102],"class_list":{"0":"post-503017","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka","9":"tag-gudaha","10":"tag-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/503017","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/54"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=503017"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/503017\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":503021,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/503017\/revisions\/503021"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/503022"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=503017"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=503017"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=503017"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}