{"id":503007,"date":"2023-12-04T20:11:06","date_gmt":"2023-12-04T17:11:06","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=503007"},"modified":"2023-12-04T20:11:06","modified_gmt":"2023-12-04T17:11:06","slug":"cxd-oo-gurmad-u-sameeyey-dadka-ku-dhaqan-magaalada-buurdhuubo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/cxd-oo-gurmad-u-sameeyey-dadka-ku-dhaqan-magaalada-buurdhuubo\/","title":{"rendered":"CXD oo gurmad u sameeyey dadka ku dhaqan magaalada Buurdhuubo"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA):- Ururka 48aad guutada 10-aad Qaybta 43-aad Ciidanka Xoogga dalka ee fadhigoodu yahay magaalada Buurdhuubo ayaa howlo samata-bixin ah u sameeyay shacabka ay saameeyeen\u00a0 fatahaaduhu.<\/p>\n<p>Ciidankaan ayaa shacabka u sameeyey gurmad, iyaga oo dadka ka soo daabulayey goobaha ay ku go\u2019doosan yihiin ee ka tirsan magaalada\u00a0 Buurdhuubo ee gobolka Gado ee dowlad Gobaleedka Jubbaland.<\/p>\n<p>Magaalada Buurdhuube waxa ay ka mid tahay magaalooyinka ay saameenta ku reebeen fatahaadaha ka dhashay Roobabkii ka da\u2019ay guud ahaan gobollada dalka, xilli go\u2019day Buundadii magaalada oo ay ahayd marin ay isticmaalaan dadka ku dhaqan magaalada.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre oo bishii hore booqasho ku tagay gobolka Gado ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay sida ugu dhaqsiyaha badan ku dhiseyso Buundooyinka ku burburay fatahaadada.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA):- Ururka 48aad guutada 10-aad Qaybta 43-aad Ciidanka Xoogga dalka ee fadhigoodu yahay magaalada Buurdhuubo ayaa howlo samata-bixin ah u sameeyay shacabka ay saameeyeen\u00a0 fatahaaduhu. Ciidankaan ayaa shacabka u sameeyey gurmad, iyaga oo dadka ka soo daabulayey goobaha ay ku go\u2019doosan yihiin ee ka tirsan magaalada\u00a0 Buurdhuubo ee gobolka Gado ee dowlad Gobaleedka Jubbaland. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":503008,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-503007","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/503007","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=503007"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/503007\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":503009,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/503007\/revisions\/503009"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/503008"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=503007"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=503007"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=503007"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}