{"id":502971,"date":"2023-12-04T11:27:26","date_gmt":"2023-12-04T08:27:26","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=502971"},"modified":"2023-12-04T11:33:40","modified_gmt":"2023-12-04T08:33:40","slug":"ciidanka-xoogga-oo-howgal-qorsheysan-ka-fuliyay-deegaanno-ka-tirsan-gobolka-baay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/ciidanka-xoogga-oo-howgal-qorsheysan-ka-fuliyay-deegaanno-ka-tirsan-gobolka-baay\/","title":{"rendered":"Ciidanka Xoogga oo Howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaanno ka tirsan Gobolka Baay"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa Howlgal qorsheysan fuliyay deegaannada Adeegoow, Garaar, Warta Doolar, iyo Weeley, oo katirsan gobolka Baay.<\/p>\n<p>Taliyaha Ururka 46-aad Guutada 8-aad Qeybta 60-aad Xds X\/le Xasan Aadan Maxamed (Xasan Taar)\u00a0 ayaa Warbaahinta Qaranka u sheegay in howlgalka ay ku bur-buriyeen xarunta diiwaangelinta khawaarijta iyo goob ay lacago baad ah kaga qaadi jireen Shacabka ku dhaqan gobolka Baay.<\/p>\n<p>Ciidanka Xoogga Dalka oo kaashanayaa saaxiibada caalamiga ayaa howgallo ballaaran kawada gobollada dalka ee ay khawaarijtu ku dhuumaalsanayaan, Kuwaas oo lagu dilay Khawaarij badan.<!--\/data\/user\/0\/com.samsung.android.app.notes\/files\/clipdata\/clipdata_bodytext_231204_113021_501.sdocx--><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa Howlgal qorsheysan fuliyay deegaannada Adeegoow, Garaar, Warta Doolar, iyo Weeley, oo katirsan gobolka Baay. Taliyaha Ururka 46-aad Guutada 8-aad Qeybta 60-aad Xds X\/le Xasan Aadan Maxamed (Xasan Taar)\u00a0 ayaa Warbaahinta Qaranka u sheegay in howlgalka ay ku bur-buriyeen xarunta diiwaangelinta khawaarijta iyo goob ay lacago baad ah kaga qaadi jireen [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":44,"featured_media":502972,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-502971","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/502971","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/44"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=502971"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/502971\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":502976,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/502971\/revisions\/502976"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/502972"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=502971"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=502971"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=502971"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}