{"id":502946,"date":"2023-12-04T09:42:15","date_gmt":"2023-12-04T06:42:15","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=502946"},"modified":"2023-12-04T09:45:37","modified_gmt":"2023-12-04T06:45:37","slug":"wasiirka-caafimaadka-xfs-oo-ka-hadlay-ahmiyadda-soomaaliya-ay-u-leedahy-xoojinta-xarumha-caafimaadka-ee-ku-shaqeeya-tamarta-cadceeda","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-caafimaadka-xfs-oo-ka-hadlay-ahmiyadda-soomaaliya-ay-u-leedahy-xoojinta-xarumha-caafimaadka-ee-ku-shaqeeya-tamarta-cadceeda\/","title":{"rendered":"Wasiirka Caafimaadka XFS oo ka qeybgalay kulan looga hadlayay\u00a0Hanaanka tamarta Caafimaadka"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA)-Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshadda Xumuumadda Federaalka Soomaaliya Dr. Ali Haji Adam ayaa ka qeybgalay kulan duceed gaar ah oo looga hadlayey Hanaanka tamarta Caafimaadka kaasoo ay soo qabanqaabisay Hey\u2019adda Caafimaadka Adduunka islamarkaana ay kasoo qeybgaleen Wasiiro , Deeq bixiyaal iyo Agaasimaha Guud ee Hey\u2019adda Caafimaadka Adduunka.<\/p>\n<p>Wasiir ka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshadda xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa dood kala qeybgalay, Wasiiradda Caafimaadka iyo Maaliyadda\u00a0 ee Wadanka Netherland, Agaasimaha Isbadalka Cimiladda ee Hey\u2019adda u Qaabilsan Mareynka Kaalmadda\u00a0 (USAID) iyo Agaasimaha Guud ee Hey\u2019adda Caafimadka Adduunka Dr. Tedros.<\/p>\n<p>Waxa uu Wasiirka Caafimaadka ka sheegay dooda ahmiyadda ay Soomaaliya u lee dahay xoojinta xarumha Caafimaadka\u00a0 ee ku shaqeeya\u00a0 tamarta\u00a0 cadceeda ( Solar Energency System)\u00a0 iyadoo\u00a0 uu sidoo kale carabka ku adkeeyye\u00a0 xoojinta nidaamka Caafimaadka ee la xriira hanaanka togan ee ay ku yeelatay Isbadalka Cimiladda.<\/p>\n<p>Wasiirka Wasaaradda iyo daryeelka bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa ku soo gunaanaday doodiisa in ay muhiim u tahay Soomaaliya helitaanka maalgelinta dhameystiran oo la xiriirta arrimaha isbadalka saameynta uu ku yeeshay Caafimaadka.<!--\/data\/user\/0\/com.samsung.android.app.notes\/files\/clipdata\/clipdata_bodytext_231204_094512_836.sdocx--><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<blockquote><p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-502947\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/12\/IMG-20231204-WA0002-300x225.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"225\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/12\/IMG-20231204-WA0002-300x225.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/12\/IMG-20231204-WA0002.jpg 720w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-502948\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/12\/IMG-20231204-WA0003-300x225.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"225\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/12\/IMG-20231204-WA0003-300x225.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/12\/IMG-20231204-WA0003.jpg 720w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-502949\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/12\/IMG-20231204-WA0004-169x300.jpg\" alt=\"\" width=\"169\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/12\/IMG-20231204-WA0004-169x300.jpg 169w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/12\/IMG-20231204-WA0004.jpg 540w\" sizes=\"auto, (max-width: 169px) 100vw, 169px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-502950 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/12\/FB_IMG_1701671879443.jpg\" alt=\"\" width=\"540\" height=\"960\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/12\/FB_IMG_1701671879443.jpg 540w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/12\/FB_IMG_1701671879443-169x300.jpg 169w\" sizes=\"auto, (max-width: 540px) 100vw, 540px\" \/><\/p><\/blockquote>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA)-Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshadda Xumuumadda Federaalka Soomaaliya Dr. Ali Haji Adam ayaa ka qeybgalay kulan duceed gaar ah oo looga hadlayey Hanaanka tamarta Caafimaadka kaasoo ay soo qabanqaabisay Hey\u2019adda Caafimaadka Adduunka islamarkaana ay kasoo qeybgaleen Wasiiro , Deeq bixiyaal iyo Agaasimaha Guud ee Hey\u2019adda Caafimaadka Adduunka. Wasiir ka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshadda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":44,"featured_media":502951,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-502946","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/502946","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/44"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=502946"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/502946\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":502954,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/502946\/revisions\/502954"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/502951"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=502946"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=502946"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=502946"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}