{"id":502911,"date":"2023-12-03T16:52:02","date_gmt":"2023-12-03T13:52:02","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=502911"},"modified":"2023-12-03T16:52:02","modified_gmt":"2023-12-03T13:52:02","slug":"maxkamadda-darajada-1aad-ee-cqs-oo-goaan-ka-gaartay-wiil-la-isku-heystay-maalmahan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/maxkamadda-darajada-1aad-ee-cqs-oo-goaan-ka-gaartay-wiil-la-isku-heystay-maalmahan\/","title":{"rendered":"Maxkamadda darajada 1aad ee CQS oo go\u2019aan ka gaartay wiil la isku heystay maalmahan"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Cumar Cali Axmed oo dhawaan sheekadiisu qabsatay baraha bulshadu ku xariirto ka dib markii ay isku qabsadeen laba reer ayaa maanta Maxkamadda darajada koowaad ee Ciidamada qalabka sida ay go\u2019aan ka gaartay kiiskiisa.<\/p>\n<p>Cumar ayaa ka mid ahaa dhallinyaro ku dhaawacantay qarax ka dhacay xerada Nacnaca xilli loo qorayay ku biirista Ciidanka Qaranka.<\/p>\n<p>Is qabqabsi kadib, baaris ay sameeyeen CID-da iyo Maxkamadda Ciimada qalabka sida\u00a0 ayaa wiilkaan si rasmi ah ugu wareejisay reerka wiilkaan oo la cadeeyay inay dhaleen Reer Cali Axmed.<\/p>\n<p>Maxkamadda Ciidamada ayaa caddeysay in Wiilkaan dhibanaha u ah Qarax Khawaarijtu u geysatay isaga iyo saaxiibadiis\u00a0 sannadkii 2022 uu yahay Cumar Cali Axmed sidaas ayaana loogu wareejiyey reerkiisa.<\/p>\n<p>Go\u2019aanka Maxkamadda ayaa yimid kadib in kabadan 3 Todobaad oo la sugayay natiijada Baaristii Dheecaanka hidda raaca (DNA).<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Cumar Cali Axmed oo dhawaan sheekadiisu qabsatay baraha bulshadu ku xariirto ka dib markii ay isku qabsadeen laba reer ayaa maanta Maxkamadda darajada koowaad ee Ciidamada qalabka sida ay go\u2019aan ka gaartay kiiskiisa. Cumar ayaa ka mid ahaa dhallinyaro ku dhaawacantay qarax ka dhacay xerada Nacnaca xilli loo qorayay ku biirista Ciidanka Qaranka. Is qabqabsi [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":38,"featured_media":502912,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[1098],"class_list":{"0":"post-502911","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka","9":"tag-maxkamadda-darajada-1aad-ee-cqs-oo-goaan-ka-gaartay-wiil-la-isku-heystay-maalmahan"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/502911","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/38"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=502911"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/502911\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":502913,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/502911\/revisions\/502913"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/502912"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=502911"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=502911"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=502911"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}