{"id":502897,"date":"2023-12-03T14:12:45","date_gmt":"2023-12-03T11:12:45","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=502897"},"modified":"2023-12-03T14:12:45","modified_gmt":"2023-12-03T11:12:45","slug":"sodma-oo-la-wareegtay-2-doonyood","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/sodma-oo-la-wareegtay-2-doonyood\/","title":{"rendered":"SoDMA oo la wareegtay 2 doonyood"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Hey&#8217;adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka ayaa maanta 2- Doonyood waxa ay kala wareegtay Hey&#8217;adda Zamzam Foundation iyo Bankiga IBS Bankiga.<\/p>\n<p>Guddoomiye ku xigeenka Hey\u2019adda SoDMA Mudane Dr Axmed Cabdi Aadan ayaa munaasabad kooban oo ka dhacday xarunta howlgalada gurmadka deg-degga ah ee NEOC waxa uu hey\u2019adda Zamzam kala wareegay Doon nuuca dheereysa ah taas oo uga qaybqadanayan gurmadka socda ee lagu badbaadinayo shacabka Soomaaliyeed ee iskugu darsoomeen daadadka El-Ni\u00f1o iyo fatahaadaha Wabbiyada.<\/p>\n<p>Dhinaca kale Agaasimaha waaxda Cafimaadka Hey&#8217;adda SoDMA Dr Cabdullaahi Muuse Axmed ayaa isna waxa uu Doon nuuca la buufiya ah kala wareegay Bankiga IBS.<\/p>\n<p>Hey&#8217;adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA ayaa u mahadcelisay Hey&#8217;adda Zamzam Foundation iyo Bankiga IBS, waxaana hey\u2019adda ka go&#8217;an in doonyahaan si dhaqsi leh ay u gaarsiiso magaaloyinka xaaladaha adag ay ka jiraan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Hey&#8217;adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka ayaa maanta 2- Doonyood waxa ay kala wareegtay Hey&#8217;adda Zamzam Foundation iyo Bankiga IBS Bankiga. Guddoomiye ku xigeenka Hey\u2019adda SoDMA Mudane Dr Axmed Cabdi Aadan ayaa munaasabad kooban oo ka dhacday xarunta howlgalada gurmadka deg-degga ah ee NEOC waxa uu hey\u2019adda Zamzam kala wareegay Doon nuuca dheereysa ah taas oo uga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":43,"featured_media":502898,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-502897","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/502897","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/43"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=502897"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/502897\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":502899,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/502897\/revisions\/502899"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/502898"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=502897"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=502897"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=502897"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}