{"id":502878,"date":"2023-12-03T08:12:15","date_gmt":"2023-12-03T05:12:15","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=502878"},"modified":"2023-12-03T10:12:14","modified_gmt":"2023-12-03T07:12:14","slug":"ciidanka-xoogga-oo-hawlgal-ku-dilay-60-khawaarij-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/ciidanka-xoogga-oo-hawlgal-ku-dilay-60-khawaarij-ah\/","title":{"rendered":"Ciidanka Xoogga oo hawlgal qorshaysan ku dilay 60 Khawaarij ah"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-In ka badan 60 ka tirsan Khawaarijta ayaa lagu dilay howlgal ay iska kaashadeen Ciidanka Qaranka iyo saaxiibada caalamiga ah oo ka dhacay Tuulada Hilow Bacaad oo sideed kilo mitir dhinaca Koonfur Galbeed ka xigta deegaanka Halgan ee gobolka Hiiraan.<\/p>\n<p>Howlgalkaan ayaa lagu beegsaday horjoogayaal iyo maleeshiyaad Khawaarij ah oo isku aruursanayey Tuuladaan isla markaana isku diyaarinayay inay u gudbaan qeybo ka mid ah bartamaha Soomaaliya.<\/p>\n<p>Ciidanka Qaranka iyo Saaxiibada Caalamka ayaa sidoo kale burburiyay Saanado Ciidan iyo Gaari Dameero ay ku wadeen Hub iyo waxyaabaha Qarxa.<\/p>\n<p>Dhanka kale, Ciidanka Qaranka iyo Geesiyaasha dadka deegaanka ayaa hadda wada howlgal ay ku baadi goobayaan Khawaarij baxsad ah kuwaasi oo ka bad-baaday howlgalka ka dhacay Tuulada Hilow Bacaad.<\/p>\n<p>Dowladda Soomaaliya oo kaashanaysa Shacabkeeda iyo Saaxiibada Caalamka ayaa waxaa ka go\u2019an dhamaystirka howlgalka Ciribtirka Khawaarijta kaas oo hadda laga gaaray Guulo badan.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-502889\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/12\/IMG-20231203-WA0003-212x300.jpg\" alt=\"\" width=\"212\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/12\/IMG-20231203-WA0003-212x300.jpg 212w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/12\/IMG-20231203-WA0003.jpg 632w\" sizes=\"auto, (max-width: 212px) 100vw, 212px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-In ka badan 60 ka tirsan Khawaarijta ayaa lagu dilay howlgal ay iska kaashadeen Ciidanka Qaranka iyo saaxiibada caalamiga ah oo ka dhacay Tuulada Hilow Bacaad oo sideed kilo mitir dhinaca Koonfur Galbeed ka xigta deegaanka Halgan ee gobolka Hiiraan. Howlgalkaan ayaa lagu beegsaday horjoogayaal iyo maleeshiyaad Khawaarij ah oo isku aruursanayey Tuuladaan isla markaana [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":42,"featured_media":501423,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-502878","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/502878","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/42"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=502878"}],"version-history":[{"count":5,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/502878\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":502890,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/502878\/revisions\/502890"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/501423"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=502878"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=502878"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=502878"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}