{"id":502875,"date":"2023-12-02T19:45:42","date_gmt":"2023-12-02T16:45:42","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=502875"},"modified":"2023-12-02T19:45:42","modified_gmt":"2023-12-02T16:45:42","slug":"taliyaha-ciidanka-xoogga-oo-sheegay-in-xayiraada-hubka-ee-laga-qaaday-soomaaliya-inay-muhiimad-u-leedahay-sugidda-amniga","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/taliyaha-ciidanka-xoogga-oo-sheegay-in-xayiraada-hubka-ee-laga-qaaday-soomaaliya-inay-muhiimad-u-leedahay-sugidda-amniga\/","title":{"rendered":"Taliyaha ciidanka xoogga oo sheegay in xayiraada hubka ee laga qaaday Soomaaliya inay muhiimad u leedahay sugidda amniga"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed S\/Gaas Ibraahim Sheekh Muxudiin ayaa Shacabka Soomaaliyeed ugu Hambalyeeyay guusha laga gaaray cunaqabateydii Soomaaliya saarneed mudo 31 Sano<\/p>\n<p>S\/Gaas Ibraahim Sheekh Muxudiin ayaa ugu horreyntii ugu mahadceliyey madaxda Sare ee dalka kaalinta wanaagsan ay ka qaateen in Soomaaliya laga qaado xayiraada hubka.<\/p>\n<p>Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed S\/Gaas Ibraahim Sheekh Muxudiin ayaa xusay in Ciidanka Xoogga Dalka ay muhiimad gaar ah u leedahay in Soomaaliya laga qaado cunaqabataynta hubka ee saarneed.<\/p>\n<p>Go\u2019aanka Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa ugu codeeyay in cunaqabateynta hubka laga qaado Soomaaliya, waxaana uu muhimad weyn u leeyahay barnaamijyada Dowladda Federaalka Soomaaliya ee sugidda amniga, xasilinta iyo xoojinta dowladnimada curdanka ah.<\/p>\n<p>Soomaaliya waxa ay la daalaa dhacaysay caqabado badan oo dhanka ammaanka ah oo ay ka mid yihiin joogitaanka kooxaha xagjirka ah sida Al-Shabaab ee ku xiran shabakadda argagixisada caalamiga ah ee Al Qaacidah. Dowladda Soomaaliya waxa ay u baahan tahay in ay hesho hub iyo qalab casri ah si ay si hufan ula dagaalanto khatarahaas oo ay u sugto ammaanka xudduudaheeda.<\/p>\n<p><!--\/data\/user\/0\/com.samsung.android.app.notes\/files\/clipdata\/clipdata_bodytext_231202_194346_691.sdocx--><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed S\/Gaas Ibraahim Sheekh Muxudiin ayaa Shacabka Soomaaliyeed ugu Hambalyeeyay guusha laga gaaray cunaqabateydii Soomaaliya saarneed mudo 31 Sano S\/Gaas Ibraahim Sheekh Muxudiin ayaa ugu horreyntii ugu mahadceliyey madaxda Sare ee dalka kaalinta wanaagsan ay ka qaateen in Soomaaliya laga qaado xayiraada hubka. Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed S\/Gaas Ibraahim Sheekh [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":38,"featured_media":502876,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[1096],"class_list":{"0":"post-502875","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka","9":"tag-taliyaha-ciidanka-xoogga-oo-sheegay-in-xayiraada-hubka-ee-laga-qaaday-soomaaliya-inay-muhiimad-u-leedahay-sugidda-amniga"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/502875","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/38"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=502875"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/502875\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":502877,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/502875\/revisions\/502877"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/502876"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=502875"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=502875"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=502875"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}