{"id":502865,"date":"2023-12-02T13:54:21","date_gmt":"2023-12-02T10:54:21","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=502865"},"modified":"2023-12-02T13:56:08","modified_gmt":"2023-12-02T10:56:08","slug":"lataliyaha-madaxweynaha-jfs-ee-xakameynta-qulqulka-hubka-sharci-darrada-ah-oo-soo-dhaweysay-cunaqabteynta-laga-qaaday-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/lataliyaha-madaxweynaha-jfs-ee-xakameynta-qulqulka-hubka-sharci-darrada-ah-oo-soo-dhaweysay-cunaqabteynta-laga-qaaday-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Lataliyaha Madaxweynaha JFS ee Xakameynta Qulqulka Hubka Sharci-Darrada ah oo soo dhaweeysay Cunaqabteynta hubka ee laga qaaday Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNNA):-Lataliyaha Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Xakameynta Qulqulka Hubka Sharci-Darrada ah Marwo Mako Maxamuud Muuse ayaa soo dhaweysay in Soomaaliya laga qaado cunaqateynta hubka ee mudada dheer saarneyd.<\/p>\n<p>Waxa ay Lataliye Makko sheegtay in Dowladda ay dadaal badan ku bixisay si guushan loo gaaro islamarkana ay faa\u2019ido badan u leedahay Soomaaliya iyada oo tilmaamtay in hadda wixii ka dambeeya ay kordhi doonto awoodda ciidamada qalabka sida.<\/p>\n<p>\u201c Ka qaadista cunaqabateynta hubka waxey qeyb weyn ka doon doontaa xorreynta degaannada Khawaariijta ay ku suganyihiin iyo in guud ahaan dalka oo dhan laga sifeeyo Argagixisada iyo inaan si heer sare ah u qalabeyno ciidankeena xoogga dalka oo xudeedaheena aan ilaashano\u201d ayey ku tiri qoraal ay soo saartay.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNNA):-Lataliyaha Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Xakameynta Qulqulka Hubka Sharci-Darrada ah Marwo Mako Maxamuud Muuse ayaa soo dhaweysay in Soomaaliya laga qaado cunaqateynta hubka ee mudada dheer saarneyd. Waxa ay Lataliye Makko sheegtay in Dowladda ay dadaal badan ku bixisay si guushan loo gaaro islamarkana ay faa\u2019ido badan u leedahay Soomaaliya iyada oo tilmaamtay in [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":44,"featured_media":502866,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-502865","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/502865","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/44"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=502865"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/502865\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":502869,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/502865\/revisions\/502869"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/502866"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=502865"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=502865"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=502865"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}