{"id":502835,"date":"2023-12-02T09:44:29","date_gmt":"2023-12-02T06:44:29","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=502835"},"modified":"2023-12-02T09:44:29","modified_gmt":"2023-12-02T06:44:29","slug":"taliyaha-ciidanka-xoogga-dalka-oo-shacabka-soomaaliyeed-ugu-hambalyeeya-qaadista-cunaqabteynta-hubka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/taliyaha-ciidanka-xoogga-dalka-oo-shacabka-soomaaliyeed-ugu-hambalyeeya-qaadista-cunaqabteynta-hubka\/","title":{"rendered":"Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo Shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeya qaadista Cunaqabteynta hubka"},"content":{"rendered":"<p>Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed S\/Gaas Ibraahim Sheikh Muxudiin ayaa Shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeye Guusha laga gaaray\u00a0 Cunaqabateydii Soomaaliya Saarneed Mudo\u00a0 31 Sano<\/p>\n<p>S\/Gaas Ibraahim Sheikh Muxudiin ayaa ugu Horeyntii ugu Mahadceliyey Madaxda Sare ee dalka kaalinta wanaagsan ay ka qaateen in Soomaaliya laga qaado Xayiraada Hubka<\/p>\n<p>Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed S\/Gaas Ibraahim Sheikh Muxudiin ayaa Xusay in Ciidanka Xoogga Dalka ay Muhiimad gaar ah u leedahay in Soomaaliya laga qaado\u00a0 cunaqabataynta hubka ee saarneed<!--\/data\/user\/0\/com.samsung.android.app.notes\/files\/clipdata\/clipdata_bodytext_231202_094452_949.sdocx--><\/p>\n<p>Soomaaliya ayaa mudda 31-sano ah waxaa saarnaa cunaqabeteyn dhanka hubka,taa \u00f2o u diiday in ay hub casri ah hesho,balsa maanta kadib dowaladda waxa ay awood u leedahay in hubka ay doonto soo iibsan karto si loo qalabeeyo ciidanka Qarnka.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed S\/Gaas Ibraahim Sheikh Muxudiin ayaa Shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeye Guusha laga gaaray\u00a0 Cunaqabateydii Soomaaliya Saarneed Mudo\u00a0 31 Sano S\/Gaas Ibraahim Sheikh Muxudiin ayaa ugu Horeyntii ugu Mahadceliyey Madaxda Sare ee dalka kaalinta wanaagsan ay ka qaateen in Soomaaliya laga qaado Xayiraada Hubka Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed S\/Gaas Ibraahim Sheikh [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":44,"featured_media":502836,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-502835","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/502835","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/44"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=502835"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/502835\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":502837,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/502835\/revisions\/502837"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/502836"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=502835"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=502835"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=502835"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}