{"id":502808,"date":"2023-12-01T23:28:56","date_gmt":"2023-12-01T20:28:56","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=502808"},"modified":"2023-12-01T23:33:57","modified_gmt":"2023-12-01T20:33:57","slug":"soomaaliya-oo-laga-qaaday-cunaqabateynta-hubka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/soomaaliya-oo-laga-qaaday-cunaqabateynta-hubka\/","title":{"rendered":"Soomaaliya oo laga qaaday cunaqabateynta hubka"},"content":{"rendered":"<p><span style=\"font-size: 18px;\">Muqdisho (SONNA):- Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa 31 ka dib Soomaaliya ka qaaday cunaqabateynta hubka, taas oo ah tallaabo muhiim ah oo wax badan ka bedeli karta ammaanka Soomaaliya iyo kan Geeska Afrika.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: 18px;\">Codeyn u dhacday hab gacan taag ah oo ay qaadeen 15 xubin ee golaha Ammaanka Qaramada Midoobay ayaa 14 ka mid ah waxa ay u codeysay in Soomaaliya laga qaado cunaqabateyn hubka, taas oo ka dhigan in 31 sano ka dib Soomaaliya laga qaaday cunaqabataynta hubka.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: 18px;\">Tani ayaa albaabada u furi doonta in dowladda federaalka Soomaaliya in ay soo iibsato hub culus oo casri ah, kaas oo kaalin ku lahaan doona dagaalka ka dhanka ah Khawaarijta oo xilligaan maraya heer gabogabo ah.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: 18px;\">Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dadaallo badan muujiyey, isaga oo ka codsaday golaha ammaanka Qaramada Midoobay sidii Soomaaliya looga qaadi lahaa cunaqabateyn Hubka.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: 18px;\">Tallaabadaan ayaa Soomaaliya u xaari doonta waddo cusub iyo isbadal cusub kaas oo salka ku haynaya ciribtirka Khawaarinta iyo la wareegista ciidanka Xoogga dalka guud ahaan amniga Soomaaliya.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: 18px;\">Soomaaliya ayaa Cunaqabatayntan waxaa la saaray sanadkii 1992-kii, taas oo ka dhalatay ka dib dagaalladii soo keeyey ee dalka ka dhacay.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: 18px;\">Go&#8217;aanka ah in dib looga fiirsado qaadista cunaqabateynta ayaa ku soo beegantay iyadoo ay isbedelayaan dhaq-dhaqaaqa gobolka iyo siyaasadda Soomaaliya oo isbedeleysa.\u00a0 <\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: 18px;\">Dowladda Soomaaliya ayaa dadaal ugu jirta sidii ay u heli lahayd xasillooni iyo dowladnimo, inkastoo ay weli jiraan caqabado ay ka mid yihiin khatarta joogtada ah ee Khawaarijta ay u geystaan Shacabka Soomaaliyeed.<\/span><!--\/data\/user\/0\/com.samsung.android.app.notes\/files\/clipdata\/clipdata_bodytext_231201_232752_621.sdocx--><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA):- Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa 31 ka dib Soomaaliya ka qaaday cunaqabateynta hubka, taas oo ah tallaabo muhiim ah oo wax badan ka bedeli karta ammaanka Soomaaliya iyo kan Geeska Afrika. Codeyn u dhacday hab gacan taag ah oo ay qaadeen 15 xubin ee golaha Ammaanka Qaramada Midoobay ayaa 14 ka mid [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":502809,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[83,94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-502808","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-caalamka","8":"category-gudaha","9":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/502808","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=502808"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/502808\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":502812,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/502808\/revisions\/502812"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/502809"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=502808"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=502808"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=502808"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}