{"id":502783,"date":"2023-12-01T09:54:55","date_gmt":"2023-12-01T06:54:55","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=502783"},"modified":"2023-12-01T09:54:55","modified_gmt":"2023-12-01T06:54:55","slug":"heyadda-maareynta-musiiboyinka-oo-deeq-raashin-ah-gaarsiisay-qoysas-ku-sugan-lafoole","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/heyadda-maareynta-musiiboyinka-oo-deeq-raashin-ah-gaarsiisay-qoysas-ku-sugan-lafoole\/","title":{"rendered":"Hey&#8217;adda Maareynta Musiiboyinka oo deeq raashin ah gaarsiisay qoysas ku sugan Lafoole"},"content":{"rendered":"<p>Maamulka Hey&#8217;adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka ee SODMA ayaa manta deeq gargaar ah gaarsiiyay qoysas ku sugan Lafoole oo ay soo barakiciyeen daadadka ka jira dalka.<\/p>\n<p>Deeqdan oo ka kooban \u00a050 tan oo raashin ah,waxaa loo qeybiyay 4,350 qoys oo ka soo barakacay deegaanada Sabiib, caanoole, mubaarak iyo\u00a0 Aw dheegle oo ka tirsan ee Gobolka Shabeelladda Hoose.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha Degmada Afgooye C\/Laahi Cismaan Hiraabe oo ka hadlay bixinta deeqdaasi ayaa ka mahadceliyay gurmadka loo fidiyay dadka ay barakiciyeen daadadka roobanka.<\/p>\n<p>Agaasimaha waaxda Gargaarka Hey\u2019adda SODMA Sahra Cali yuusuf oo sidoo kale ka hadashay gargaarkaasi la siiyay qoysaska ayaa sheegay in deeqdaan ay tahay mid hordhac ah balse ay ku dadaali doonaan in ay wax u qabtaay qoysaska ay saameeyeen roobabka,<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maamulka Hey&#8217;adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka ee SODMA ayaa manta deeq gargaar ah gaarsiiyay qoysas ku sugan Lafoole oo ay soo barakiciyeen daadadka ka jira dalka. Deeqdan oo ka kooban \u00a050 tan oo raashin ah,waxaa loo qeybiyay 4,350 qoys oo ka soo barakacay deegaanada Sabiib, caanoole, mubaarak iyo\u00a0 Aw dheegle oo ka tirsan ee Gobolka Shabeelladda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":502785,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-502783","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/502783","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=502783"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/502783\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":502784,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/502783\/revisions\/502784"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/502785"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=502783"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=502783"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=502783"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}