{"id":502747,"date":"2023-11-30T15:52:17","date_gmt":"2023-11-30T12:52:17","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=502747"},"modified":"2023-11-30T15:52:46","modified_gmt":"2023-11-30T12:52:46","slug":"guddoomiye-aadan-madoobe-oo-shirguddoomiyey-kulanka-5aad-ee-guddiga-joogtada","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/guddoomiye-aadan-madoobe-oo-shirguddoomiyey-kulanka-5aad-ee-guddiga-joogtada\/","title":{"rendered":"Guddoomiye Aadan Madoobe oo shirguddoomiyey kulanka 5aad ee Guddiga Joogtada"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA):- Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka JFS Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo uu wehliyo Guddoomiye Ku-xigeenka labaad ee Golaha Shacabka Mudane Cabdullahi Cumar Abshirow, ayaa shir guddoomiyay kulanka 5-aad ee Guddiga Joogtada ah.<\/p>\n<p>Kulanka maanta ayaa looga hadlay dardar gelinta ajandeyaasha horyaala Golaha Shacabka iyo sidii loo ajandeyn lahaa shuruucda kala duwan oo ay soo gudbiyeen guddiyada Golaha Shacabka iyo Hay&#8217;adda Fulinta ayaa looga dooday sida ugu haboon ee loo hor keeni lahaa fadhiyadda Golaha.<\/p>\n<p>Sidoo kale kulanka ayaa aad looga dooday howlaha hortabinta u leh shaqooyinka Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, iyada lagu wado in kalfadhigaan ay Xildhibaannada ansixiyaan Hidiso sharciyeedyo ay soo diyaarisay Xukuumadda.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA):- Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka JFS Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo uu wehliyo Guddoomiye Ku-xigeenka labaad ee Golaha Shacabka Mudane Cabdullahi Cumar Abshirow, ayaa shir guddoomiyay kulanka 5-aad ee Guddiga Joogtada ah. Kulanka maanta ayaa looga hadlay dardar gelinta ajandeyaasha horyaala Golaha Shacabka iyo sidii loo ajandeyn lahaa shuruucda kala duwan oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":502748,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-502747","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/502747","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=502747"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/502747\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":502750,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/502747\/revisions\/502750"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/502748"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=502747"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=502747"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=502747"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}