{"id":502682,"date":"2023-11-29T13:42:32","date_gmt":"2023-11-29T10:42:32","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=502682"},"modified":"2023-11-29T13:43:24","modified_gmt":"2023-11-29T10:43:24","slug":"ciidanka-xoogga-oo-hawlgalo-khawaarijta-lagu-cirib-tirayo-ka-sameeyey-deegaano-hoos-taga-xudur","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/ciidanka-xoogga-oo-hawlgalo-khawaarijta-lagu-cirib-tirayo-ka-sameeyey-deegaano-hoos-taga-xudur\/","title":{"rendered":"Ciidanka Xoogga oo hawlgalo Khawaarijta lagu cirib tirayo ka sameeyey deegaano hoos taga Xudur"},"content":{"rendered":"<p>Bakool(SONNA):-Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed gaar ahaan guutada guutada 9-aad Qeybta 60-aad CXDS Ee Gobolka Bakool ayaa maanta Howlgal lagu Ciribtirayo Aragagaxisada ka sameeyay tuulooyin hoos yimaada magaalada Xudur ee gobolka Bakool.<\/p>\n<p>Howgalkan oo uu hogaaminayey Abaanduulaha Guutada 9-aad qabta 60-aad ee ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed G\/le Yoonis aadan Xasan ayey ciidanku ku bur buriyeen fariisimooyin ay khawaarijtu ku lahaayeen deegaanada Lukugooraw,Edaayin, Dabgal ,Ceelahaley Ilaa kulan-jareer oo inta badan maleeshiyaadka khawaarijtu ku dhuumaalaystaan , iyadoo ay jiraan qasaaro xoogg leh oo la gaarsiiyay cadawga kadib markii ay isku dayeen in ay iska caabin sameeyaan sida uu warbaahinta Qaranka u xaqiijiyay G\/le Yoonis aadan Xasan oo hoggaaminyay howlgalka.<\/p>\n<p>Ciidanka xoogga dalka soomaaliyeed ayaa gobolada dalka ka wada howlgalo guud ahaan dalka looga ciribtirayo khawaarijta.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Bakool(SONNA):-Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed gaar ahaan guutada guutada 9-aad Qeybta 60-aad CXDS Ee Gobolka Bakool ayaa maanta Howlgal lagu Ciribtirayo Aragagaxisada ka sameeyay tuulooyin hoos yimaada magaalada Xudur ee gobolka Bakool. Howgalkan oo uu hogaaminayey Abaanduulaha Guutada 9-aad qabta 60-aad ee ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed G\/le Yoonis aadan Xasan ayey ciidanku ku bur buriyeen fariisimooyin [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":42,"featured_media":502685,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-502682","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/502682","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/42"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=502682"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/502682\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":502684,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/502682\/revisions\/502684"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/502685"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=502682"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=502682"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=502682"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}