{"id":502668,"date":"2023-11-29T10:21:30","date_gmt":"2023-11-29T07:21:30","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=502668"},"modified":"2023-11-29T11:12:48","modified_gmt":"2023-11-29T08:12:48","slug":"midowga-yurub-oo-dhaqaale-ugu-deeqay-soomaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/midowga-yurub-oo-dhaqaale-ugu-deeqay-soomaliya\/","title":{"rendered":"Wasaaradda Gaashaandhigga XFS oo soo dhowaysay Taageero Midowga Yurub u fidiyey ciidanka Xoogga"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Dowladda Soomaaliya ayaa soo dhowaysay taageero Maaliyaddeed oo midowga Yurub u fidiyey Ciidamada Qaranka Soomaaliya,midowga Yurub ayaa sidoo kale u fidiyey Ciidanka Qaranka Saannad iyo agab kale.<\/p>\n<p>Warsaxafadeed ay soo saartay Wasaaradda gaashaandhiga ayaa lagu yiri&#8221; Wasaaradda Gaashaandhigga waxay soo dhowaynaysaa go&#8217;aanada golaha Midowga Yurub ee ku yaboohay taageerada Ciidamada Qaranka Soomaaliya Saannad iyo agab dagaalka iyo adduun lacageed oo dhan Hal malyan oo Yuuro&#8221;.<\/p>\n<p>Dhaqaalahan ayaa qayb ka noqonaya qorshaha Dowladda Soomaaliya kula wareegayso Amniga dalka goobaha ay weli ku sugan yihiinka ATMIS oo Dowladda soomaaliya u qorshaysay in askariga u dambeeyaa Dalka ka baxo December 2024.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Dowladda Soomaaliya ayaa soo dhowaysay taageero Maaliyaddeed oo midowga Yurub u fidiyey Ciidamada Qaranka Soomaaliya,midowga Yurub ayaa sidoo kale u fidiyey Ciidanka Qaranka Saannad iyo agab kale. Warsaxafadeed ay soo saartay Wasaaradda gaashaandhiga ayaa lagu yiri&#8221; Wasaaradda Gaashaandhigga waxay soo dhowaynaysaa go&#8217;aanada golaha Midowga Yurub ee ku yaboohay taageerada Ciidamada Qaranka Soomaaliya Saannad iyo agab [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":42,"featured_media":502671,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-502668","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/502668","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/42"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=502668"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/502668\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":502672,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/502668\/revisions\/502672"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/502671"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=502668"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=502668"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=502668"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}