{"id":502664,"date":"2023-11-29T00:16:51","date_gmt":"2023-11-28T21:16:51","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=502664"},"modified":"2023-11-29T00:18:15","modified_gmt":"2023-11-28T21:18:15","slug":"guddoomiye-madaale-iyo-wasiir-al-cadaala-oo-kormeer-ku-tagay-waddada-isku-xerta-isgoyska-dabka-illaa-bakaaraha","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/guddoomiye-madaale-iyo-wasiir-al-cadaala-oo-kormeer-ku-tagay-waddada-isku-xerta-isgoyska-dabka-illaa-bakaaraha\/","title":{"rendered":"Guddoomiye Madaale iyo wasiir Al-cadaala oo kormeer ku tagay waddada isku xerta Isgoyska Dabka illaa Bakaaraha"},"content":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale), Wasiir Ku-xigeenka Warfaafinta ee XFS Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala, guddoomiye Ku-xigeenada Maamulka G\/Banaadir, iyo xubno kale ayaa kormeer ku tagay waddada dheer ee isku xerta Isgoyska Dabka illaa Isgoyska Bakaaraha ee magaalada Muqdisho, oo waxyeelo xoogan ay kasoo gaartay Roobabkii El-Nino ee ka da\u2019ay Caasimadda.<\/p>\n<p>Guddoomiyeyaasha degmooyinka Hodan iyo Howlwadaag ayaa halkaasi warbixin ku siiyay guddoomiye Madaale iyo wasiir ku-xigeenka wasaaradda Warfaafinta\u00a0, xilli ay ku guda jireen dadaalo lagu hagaajinayo wadadaasi, si xal loogu helo bur-burka soo gaaray iyagoona sheegay in dhawaan lasoo gaba-gabeyn doonno qorshaha dib-u-dhis ee wadadaasi.<\/p>\n<p>Duqa Muqdisho ayaa kula dar-daarmay Maamulada Degmooyinka Hodan iyo Howlwadaag in ay juhdi fara badan geliyaan dadaalada socda ee xalka loogu raadinaayo sidii dib loogu dhisi lahaa wadadaasi oo Halbowla u ah isku socodka suuq weyn ee Bakaaraha.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale), Wasiir Ku-xigeenka Warfaafinta ee XFS Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala, guddoomiye Ku-xigeenada Maamulka G\/Banaadir, iyo xubno kale ayaa kormeer ku tagay waddada dheer ee isku xerta Isgoyska Dabka illaa Isgoyska Bakaaraha ee magaalada Muqdisho, oo waxyeelo xoogan ay kasoo gaartay Roobabkii El-Nino ee ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":43,"featured_media":502667,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-502664","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/502664","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/43"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=502664"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/502664\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":502666,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/502664\/revisions\/502666"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/502667"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=502664"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=502664"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=502664"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}