{"id":502586,"date":"2023-11-27T19:20:58","date_gmt":"2023-11-27T16:20:58","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=502586"},"modified":"2023-11-27T19:21:55","modified_gmt":"2023-11-27T16:21:55","slug":"kulanka-xildhibaannada-golaha-shacabka-oo-diiradda-lagu-saaray-fatahaadaha-ka-jira-dalka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/kulanka-xildhibaannada-golaha-shacabka-oo-diiradda-lagu-saaray-fatahaadaha-ka-jira-dalka\/","title":{"rendered":"Kulanka Xildhibaannada Golaha Shacabka oo diiradda lagu saaray fatahaadaha ka jira dalka"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA):- Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya\u00a0 Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo ay weheliyaan labadiisa ku-xigeen, ayaa shir guddoomiyay kalfadhiga 4-aad kulanka 1-aad ee Golaha Shacabka.<\/p>\n<p>Kulanka oo ajandihiisu ahaa ka-doodida\u00a0 xaalada fatahaadaha ka jira dalka iyo khasaarihii ka dhashay, roobabka ka da&#8217;ay gobolada dalka. Kooramka kullanka maanta oo ahaa 143 Mudane ayaa waxay xildhibaannada si weyn uga hadleen, degaan doorashadooda, iyagoona Golaha hortooda ka sheegay in hay&#8217;adaha ku shaqada leh arrimaha samafalka ku dadaalaan sidii gargaar deg deg ah loo gaarsiin lahaa.<\/p>\n<p>Mudanayaasha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa soo jeediyey in muhiimada koowaad la siiyo badbaadinta shacabka isla-markaana lagaarsiiyo adeegyada asaasiga ee deg dega ah.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya\u00a0 Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo gunaanadka kulanka soo xiray ayaa sheegay in maalinta arbacada la isku soo laabto si loo sii amba qaado soo jeedinta\u00a0 xildhibaanada si\u00a0 go&#8217;aan looga soo saaro.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA):- Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya\u00a0 Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo ay weheliyaan labadiisa ku-xigeen, ayaa shir guddoomiyay kalfadhiga 4-aad kulanka 1-aad ee Golaha Shacabka. Kulanka oo ajandihiisu ahaa ka-doodida\u00a0 xaalada fatahaadaha ka jira dalka iyo khasaarihii ka dhashay, roobabka ka da&#8217;ay gobolada dalka. Kooramka kullanka maanta oo ahaa 143 [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":502587,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-502586","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/502586","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=502586"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/502586\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":502589,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/502586\/revisions\/502589"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/502587"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=502586"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=502586"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=502586"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}