{"id":502542,"date":"2023-11-27T10:41:52","date_gmt":"2023-11-27T07:41:52","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=502542"},"modified":"2023-11-27T10:41:52","modified_gmt":"2023-11-27T07:41:52","slug":"wabiga-shabeelle-oo-ku-fatahay-qeybo-kamid-ah-xaafadaha-degmada-buuloburde-ee-gobolka-hiiraan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wabiga-shabeelle-oo-ku-fatahay-qeybo-kamid-ah-xaafadaha-degmada-buuloburde-ee-gobolka-hiiraan\/","title":{"rendered":"Wabiga Shabeelle oo ku fatahay qeybo kamid ah xaafadaha degmada Buuloburde ee gobolka Hiiraan"},"content":{"rendered":"<p>Hiiraan(SONNA)-Wararka naga soo gaaraya degmada Buuloburde ee Gobolka Hiiraan ayaa waxaa ay sheegayaan in xaafadaha qaar ee degmadaasi oo ku fatahay wabiga shebeelle oo dhexmara degmadaasi.<\/p>\n<p>Xafadaha Bogabeyso,Indhaceel,Wadajir iyo Xajibuube ayuu karkaarada ka jabsaday Wabiga oo dhowrkii maalmood ee lasoo dhaafay waday Biyo aad u farabadan, waxaana laga cabsi qabaa inuu fatahaad hor leh uu ka sameeyo wabiga xafadaha Hanti-wadaag iyo October oo aan waligod biyo gaarin.<\/p>\n<p>Buundada degmada Buuloburde ayaa halis ugu jirto in ay go\u2019do madaama Biyaha buux dhaafiyeen, waxaana shacabaka ay isticmaalayaan Doomama Matoorka ah.<\/p>\n<p>Wakiilwareedka Warbaahinta Qaranka ee Buulabarde ayaa soo warinayo in gudaha magaalada uu ka bilowday barakac aad u baahsan oo ay sameynayaan dadka deegaaanka, kuwaas deegaansanaya dhulka taagga ah si ay fataahada uga bad badan<\/p>\n<p>Wabiga shabeelle ayaa sidaan oo kale waxa uu fatahaad uga sameeyay Magaalada Beledweyne,halkaa oo ay ka barakaceen inta badan dadkii daganaa,sidoo kale gobolada Gedo Baay iyo Bakool ayuu wabiga ku fatahay waxaana dhammaan degaanada ka jiri xaalado adag.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-502543 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/11\/fatahada1114.jpg\" alt=\"\" width=\"1182\" height=\"1280\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/11\/fatahada1114.jpg 1182w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/11\/fatahada1114-277x300.jpg 277w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/11\/fatahada1114-946x1024.jpg 946w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/11\/fatahada1114-768x832.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/11\/fatahada1114-860x931.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 1182px) 100vw, 1182px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-502544 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/11\/fatahaad999.jpg\" alt=\"\" width=\"1600\" height=\"1200\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/11\/fatahaad999.jpg 1600w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/11\/fatahaad999-300x225.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/11\/fatahaad999-1024x768.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/11\/fatahaad999-768x576.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/11\/fatahaad999-1536x1152.jpg 1536w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/11\/fatahaad999-860x645.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 1600px) 100vw, 1600px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-502545 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/11\/fatahada666.jpg\" alt=\"\" width=\"1280\" height=\"960\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/11\/fatahada666.jpg 1280w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/11\/fatahada666-300x225.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/11\/fatahada666-1024x768.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/11\/fatahada666-768x576.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/11\/fatahada666-860x645.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 1280px) 100vw, 1280px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hiiraan(SONNA)-Wararka naga soo gaaraya degmada Buuloburde ee Gobolka Hiiraan ayaa waxaa ay sheegayaan in xaafadaha qaar ee degmadaasi oo ku fatahay wabiga shebeelle oo dhexmara degmadaasi. Xafadaha Bogabeyso,Indhaceel,Wadajir iyo Xajibuube ayuu karkaarada ka jabsaday Wabiga oo dhowrkii maalmood ee lasoo dhaafay waday Biyo aad u farabadan, waxaana laga cabsi qabaa inuu fatahaad hor leh uu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":44,"featured_media":502546,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-502542","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/502542","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/44"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=502542"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/502542\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":502547,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/502542\/revisions\/502547"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/502546"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=502542"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=502542"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=502542"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}