{"id":502495,"date":"2023-11-26T15:24:09","date_gmt":"2023-11-26T12:24:09","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=502495"},"modified":"2023-11-26T15:24:09","modified_gmt":"2023-11-26T12:24:09","slug":"hayadda-duulista-rayidka-soomaaliyeed-oo-markii-u-horreysay-bixisay-shahadaada-amniga-diyaaradaha","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/hayadda-duulista-rayidka-soomaaliyeed-oo-markii-u-horreysay-bixisay-shahadaada-amniga-diyaaradaha\/","title":{"rendered":"Hay\u2019adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed oo markii u horreysay bixisay shahadaada Amniga diyaaradaha"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Hay\u2019adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed (HDRS) ayaa guddoonsiisay shirkadda Freedom Airlines oo ka mid ah shirkadaha duulimaadyada dalka shahaadada barnaamijka amniga (Airline Security Programe) , kaddib markii ay shirkadda buuxisay dhammaan shuruudihii looga baahnaa.<\/p>\n<p>Maareeyaha guud ee hay\u2019adda duulista rayidka Soomaaliyeed , Mudane Axmed Macallin Xasan ayaa shahaadada ku wareejiyay maamullaha Freedom Airlines ee Soomaaliya,Mudane Mukhtar Xaamud.<\/p>\n<p>\u201c Maanta waxay noqonaysa Freedom Airlines, markii u horreysay ee shahaadadan lagu guddoonsiinayo,kaddib markii la mariyay nidaamka barnaamijyada amniga hawl-wadeennada diyaaradaha si waafaqsan barnaamijka amniga duulista rayidka qaranka,taasoo ay ka soo shaqayeen saraakiisha xafiiska amniga iyo fududaynta duulimaadka ee hay\u2019adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed.\u201d ayuu yiri maareeyaha guud HDRS, Mudane Axmed Macallin.<\/p>\n<p>Shirkadda duulimaadyada Freedom Airline, oo noqonaysa shirkaddii u horreysay ee la siiyay shahadada amniga, ayaa sidoo kale horey u ahayd shirkaddii u horreysay ee qaadatay taargada duulimaadka Soomaaliya ee SIX OSCER (6O), bishii Ferbruary ee sannadkii 2021.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Hay\u2019adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed (HDRS) ayaa guddoonsiisay shirkadda Freedom Airlines oo ka mid ah shirkadaha duulimaadyada dalka shahaadada barnaamijka amniga (Airline Security Programe) , kaddib markii ay shirkadda buuxisay dhammaan shuruudihii looga baahnaa. Maareeyaha guud ee hay\u2019adda duulista rayidka Soomaaliyeed , Mudane Axmed Macallin Xasan ayaa shahaadada ku wareejiyay maamullaha Freedom Airlines ee Soomaaliya,Mudane Mukhtar [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":42,"featured_media":502497,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-502495","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/502495","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/42"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=502495"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/502495\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":502498,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/502495\/revisions\/502498"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/502497"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=502495"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=502495"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=502495"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}