{"id":502270,"date":"2023-11-24T08:41:44","date_gmt":"2023-11-24T05:41:44","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=502270"},"modified":"2023-11-24T08:58:48","modified_gmt":"2023-11-24T05:58:48","slug":"golaha-wasiirrada-xfs-oo-ka-hadlay-saameynta-roobabla-amniga-iyo-ciribtirka-khawaarijta","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/golaha-wasiirrada-xfs-oo-ka-hadlay-saameynta-roobabla-amniga-iyo-ciribtirka-khawaarijta\/","title":{"rendered":"Golaha Wasiirrada XFS oo ka hadlay saameynta roobabla, amniga iyo ciribtirka Khawaarijta"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho.SONNA&#8230; Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka ayaa kulankoodii caadiga ahaa kaga hadlay roobabka daadadka wata ee ka da\u2019aya dalka, amniga iyo ciribtirka kooxaha Khawaarijta ah.<\/p>\n<p>Wasiitada ayaa warbixin ku saabsan saameynta ka dhalatay roobabka daadadka wata, waxa ay ka dhageysteen Hey\u2019adda Maareynta Musiibooyinka oo soo bandhigay in ku dhawaad laba malyuun oo qof oo ay saameeyeen roobabka iyo daadadka ka da\u2019aya dalka. Iyada oo inta la xaqiijiyey ay ku geeriyoodeen roobabka daadadka wata ee El-nino muwaadiniin gaaraya 96.<\/p>\n<p>Golaha Wasiirrada ayaa sidoo kale warbixinno la xiriira amniga guud ee dalka iyo\u00a0 ciribtirka kooxaha Khawaarijta ah ka dhageystay Wasaaradaha Amniga Gudaha iyo Gaanshaadhigga.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha XJFS Mudane Xamsa Cabdi Barre oo shirka guddoominayey ayaa golaha warbixin ka siiyey safarkii uu ku tagey degmada Doolow ee Gobolka Gedo, waxuuna soo bandhigay baaxadda saameynta ay ku yeesheen daadadku gobolka.<\/p>\n<p>Golaja xukuumadda JFS waxa ay ugu baaqeen hey\u2019adaha gargaarka iyo bulshada Soomaaliyeed in la caawiyo dadka ay saameeyeen roobabku.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho.SONNA&#8230; Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka ayaa kulankoodii caadiga ahaa kaga hadlay roobabka daadadka wata ee ka da\u2019aya dalka, amniga iyo ciribtirka kooxaha Khawaarijta ah. Wasiitada ayaa warbixin ku saabsan saameynta ka dhalatay roobabka daadadka wata, waxa ay ka dhageysteen Hey\u2019adda Maareynta Musiibooyinka oo soo bandhigay in ku dhawaad laba malyuun oo qof oo ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":502274,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-502270","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/502270","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=502270"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/502270\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":502273,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/502270\/revisions\/502273"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/502274"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=502270"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=502270"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=502270"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}