{"id":502260,"date":"2023-11-23T18:31:45","date_gmt":"2023-11-23T15:31:45","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=502260"},"modified":"2023-11-23T18:31:45","modified_gmt":"2023-11-23T15:31:45","slug":"soomaaliya-oo-ku-guuleysatay-hoggaamiyaha-isgaarsiinta-adduunka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/soomaaliya-oo-ku-guuleysatay-hoggaamiyaha-isgaarsiinta-adduunka\/","title":{"rendered":"Soomaaliya oo ku guuleysatay hoggaamiyaha isgaarsiinta adduunka"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA):- Soomaaliya ayaa ku guuleysatay billadda Hoggaamiyaha sanadka 2023-ka ee abaalmarinta Isgaarsiinta Adduunka, kaas oo ay ka qaaday qaar ka mid ah waddamo dhaca Qaaradaha Yurub iyo Aasiya.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha Hormuud Telecom, Axmed Maxamuud Yuusuf, ayaa Soomaaliya guul uga soo hooyay billadda Hoggaamiyaha sanadka 2023-ka ee abaalmarinta Isgaarsiinta Adduunka, oo Shirkadda Total Telecom ee fadhigeedu yahay Dalka Ingiriiska ay ku abaalmariso hoggaamiyayaasha shirkadaha isgaarsiinta caalamka ee ku guuleystay horumarinta isgaarsiinta iyo teknoolajiyadda Dalalkooda.<\/p>\n<p>Guddoomiye Axmed ayaa noqonaya hoggaamiyihii 25\u1d43\u1d43\u1d48 ee ku guuleystay abaalmarintan oo lagu guddoonsiiyay xaflad xalay ka dhacday magaalada Amsterdam ee dalka Netherlands. Hormuud Telecom ayaa ah shirkaddii ugu horreysay ee Soomaaliyeed oo ka qeybgasha tartankan oo ay ku loolamaan hoggaamiyayaasha shirkadaha ugu waaweyn isgaarsiinta caalamka.<\/p>\n<p>Tartanka ayaa Guddoomiyaha shirkadda waxaa sannadkan kula tartamay, madaxda shirkadaha \ud835\udc03\ud835\udc1e\ud835\udc2e\ud835\udc2d\ud835\udc2c\ud835\udc1c\ud835\udc21\ud835\udc1e \ud835\udc13\ud835\udc1e\ud835\udc25\ud835\udc1e\ud835\udc24\ud835\udc28\ud835\udc26 ee Dalka \ud835\udc09\ud835\udc1a\ud835\udc2b\ud835\udc26\ud835\udc1a\ud835\udc25\ud835\udc24\ud835\udc1a, \ud835\udc0c\ud835\udc1a\ud835\udc2c\ud835\udc0c\ud835\udc28\ud835\udc2f\ud835\udc22\ud835\udc25 \ud835\udc13\ud835\udc1e\ud835\udc25\ud835\udc1e\ud835\udc1c\ud835\udc28\ud835\udc26 ee \ud835\udc12\ud835\udc29\ud835\udc1a\ud835\udc22\ud835\udc27, \ud835\udc02\ud835\udc28\ud835\udc25\ud835\udc2d \ud835\udc13\ud835\udc1e\ud835\udc1c\ud835\udc21\ud835\udc27\ud835\udc28\ud835\udc25\ud835\udc28\ud835\udc20\ud835\udc32 \ud835\udc12\ud835\udc1e\ud835\udc2b\ud835\udc2f\ud835\udc22\ud835\udc1c\ud835\udc1e\ud835\udc2c ee \ud835\udc08\ud835\udc27\ud835\udc20\ud835\udc22\ud835\udc2b\ud835\udc22\ud835\udc22\ud835\udc2c\ud835\udc24\ud835\udc1a, \ud835\udc01\ud835\udc1a\ud835\udc21\ud835\udc2b\ud835\udc1a\ud835\udc22\ud835\udc27 \ud835\udc0d\ud835\udc1e\ud835\udc2d\ud835\udc30\ud835\udc28\ud835\udc2b\ud835\udc24 ee dalka \ud835\udc01\ud835\udc1a\ud835\udc31\ud835\udc2b\ud835\udc1e\ud835\udc32\ud835\udc27 iyo shikradda \ud835\udc0a\ud835\udc1a\ud835\udc1c\ud835\udc22\ud835\udc1f\ud835\udc22\ud835\udc1c \ud835\udc01\ud835\udc2b\ud835\udc28\ud835\udc1a\ud835\udc1d\ud835\udc1b\ud835\udc1a\ud835\udc27\ud835\udc1d \ud835\udc12\ud835\udc1a\ud835\udc2d\ud835\udc1e\ud835\udc25\ud835\udc25\ud835\udc22\ud835\udc2d\ud835\udc1e\ud835\udc2c ee fadhigeedu yahay Dalka \ud835\udc12\ud835\udc22\ud835\udc27\ud835\udc20\ud835\udc1a\ud835\udc29\ud835\udc28\ud835\udc2b\ud835\udc1e.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA):- Soomaaliya ayaa ku guuleysatay billadda Hoggaamiyaha sanadka 2023-ka ee abaalmarinta Isgaarsiinta Adduunka, kaas oo ay ka qaaday qaar ka mid ah waddamo dhaca Qaaradaha Yurub iyo Aasiya. Guddoomiyaha Hormuud Telecom, Axmed Maxamuud Yuusuf, ayaa Soomaaliya guul uga soo hooyay billadda Hoggaamiyaha sanadka 2023-ka ee abaalmarinta Isgaarsiinta Adduunka, oo Shirkadda Total Telecom ee fadhigeedu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":502261,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[83,94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-502260","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-caalamka","8":"category-gudaha","9":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/502260","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=502260"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/502260\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":502262,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/502260\/revisions\/502262"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/502261"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=502260"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=502260"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=502260"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}