{"id":502251,"date":"2023-11-23T16:00:07","date_gmt":"2023-11-23T13:00:07","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=502251"},"modified":"2023-11-23T16:42:21","modified_gmt":"2023-11-23T13:42:21","slug":"shirka-golaha-wasiirrada-jubbaland-oo-looga-hadlay-saameynta-ka-dhalatay-roobabkii-ka-daay-deegaanadaas","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/shirka-golaha-wasiirrada-jubbaland-oo-looga-hadlay-saameynta-ka-dhalatay-roobabkii-ka-daay-deegaanadaas\/","title":{"rendered":"Shirka Golaha Wasiirrada Jubbaland oo looga hadlay saameynta ka dhalatay Roobabkii ka da&#8217;ay deegaanadaas"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA):- Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta Shir gudoomiyay Kulanka golaha wasiirada oo diiradda lagu saaray saameynta fatahaadaha iyo daadadka ka jira deegaanada Jubaland iyo gurmadka ay dowladu wado.<\/p>\n<p>Wasaarada gargaarka iyo maareynta musiibooyinka ayaa shirka looga dhageystay warbixinta xaaladahii u danbeeyay ee deegaanada mashaqadu ay ka jirto, sidoo kale wasaarada ayaa warbixin golaha ka siisay gurmadka socda iyo taakulada dheeraadka ah ee loo baahan yahay.<\/p>\n<p>Deegaannada Dowlad Gobaleedka Jubbaland waxaa saameen ku yeeshay Raababkii ka da\u2019ay qaar ka mid ah gobollada dalka, iyada oo fatahaadaha Roobabka ay sababeen dhimashada ay gaareyso 55 qof.<\/p>\n<p>November 20, 2023-ka Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kormeer uu ugu kuur galayo xaaladda bini\u2019aadanimo ee ka dhalatay roobabka daadadka wata ee ka da\u2019ay qeybo kamid ah gobollada dalka, waxa uu ku tagey degmada Doolow ee gobolka Gedo.<\/p>\n<p>Wafdiga Ra\u2019iisul Wasaaraha ayaa waxaa garoonka diyaaradaha ee degmada Doolow si diirran ugu soo dhaweeyey Madaxweyne ku-xigeenka koowaad ee Dowlad Gobolleedka Jubbaland, Mudane Maxamuud Sayid Aadan, masuuliyiin ka tirsan dowlad-gobolleedka iyo qeybaha kala duwan ee bulshada ku dhaqan Doolow.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA):- Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta Shir gudoomiyay Kulanka golaha wasiirada oo diiradda lagu saaray saameynta fatahaadaha iyo daadadka ka jira deegaanada Jubaland iyo gurmadka ay dowladu wado. Wasaarada gargaarka iyo maareynta musiibooyinka ayaa shirka looga dhageystay warbixinta xaaladahii u danbeeyay ee deegaanada mashaqadu ay ka jirto, sidoo kale [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":502252,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-502251","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/502251","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=502251"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/502251\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":502253,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/502251\/revisions\/502253"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/502252"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=502251"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=502251"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=502251"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}