{"id":502125,"date":"2023-11-22T07:28:35","date_gmt":"2023-11-22T04:28:35","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=502125"},"modified":"2023-11-22T07:28:38","modified_gmt":"2023-11-22T04:28:38","slug":"dowladda-hoose-ee-xamar-oo-howlo-biyo-saaris-ah-ka-samaysay-caasimadda","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/dowladda-hoose-ee-xamar-oo-howlo-biyo-saaris-ah-ka-samaysay-caasimadda\/","title":{"rendered":"Dowladda hoose ee Xamar oo howlo biyo saaris ah ka samaysay Caasimadda"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Dowladda hoose ee Xamar ayaa caawa fulisay howla ballaaran oo biyaha looga qaadayo qaar kamid waddooyinka Caasimadda oo ay biya dhigeen Roobabkii da\u2019ay saacadihii u danbeeyay.<\/p>\n<p>Guddoomiye Kuxigeenka Amniga iyo Siyaasada Gobolka Banaadir Mudane Maxamed Axmed Diiriye (Yabooh) oo kormeeray goobaha howluhaasi laga fuliyay ayaa sheegay in ka maamul ahaan ka go&#8217;an tahay la tacaalidda biyaha fariista meelaha godan ee Caasimadda.<\/p>\n<p>Dowladda hoose ee Xamar ayaa howlo biyo saaris ah ka qabatay goobo ay ka mid yihiin KM4 , Ceel qalow iyo xaafado ka tirsan Xamar-jajab, Wadajir iyo Waaberi, halkaas oo saacadihii lasoo dhaafay ay biyo dhigeen roobabkii ugu dambeeyay.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Dowladda hoose ee Xamar ayaa caawa fulisay howla ballaaran oo biyaha looga qaadayo qaar kamid waddooyinka Caasimadda oo ay biya dhigeen Roobabkii da\u2019ay saacadihii u danbeeyay. Guddoomiye Kuxigeenka Amniga iyo Siyaasada Gobolka Banaadir Mudane Maxamed Axmed Diiriye (Yabooh) oo kormeeray goobaha howluhaasi laga fuliyay ayaa sheegay in ka maamul ahaan ka go&#8217;an tahay la tacaalidda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":502126,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-502125","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/502125","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=502125"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/502125\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":502127,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/502125\/revisions\/502127"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/502126"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=502125"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=502125"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=502125"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}