{"id":502093,"date":"2023-11-21T15:30:37","date_gmt":"2023-11-21T12:30:37","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=502093"},"modified":"2023-11-21T15:31:09","modified_gmt":"2023-11-21T12:31:09","slug":"wasiir-faarax-sh-c-qaadir-macallinka-waa-astaanta-nolosha-haddii-la-waayona-nolol-majirto","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiir-faarax-sh-c-qaadir-macallinka-waa-astaanta-nolosha-haddii-la-waayona-nolol-majirto\/","title":{"rendered":"Wasiir Faarax Sh, C\/qaadir: Macallinka waa astaanta nolosha haddii la waayana nolol majirto"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Wasiirka Waxbarashada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Faarax Sheekh C\/qaadir ayaa hambalyo ku aaddan 21-ka November u diray macallimiinta Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Wasiirka Waxbarashada XFS Faarax C\/qaadir \u201cMacalinka waa astaanta nolosha haddii macallin la waayo nolol majirto\u201d.<\/p>\n<p>Wasiir Faarax C\/qaadir ayaa sheegay in sanadka 2024 uu qorshahoodu yahay in tababar bilaash ah la siiyo 10 kun oo macallin si loo baahiyo waxbarshada dalka.<\/p>\n<p>21-ka Novembar ayaa loo asteeyay maalinta macallinka Soomaaliyeed, waxaana si weyn looga xusaa dhammaan geyiga Soomaaliyeed.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Wasiirka Waxbarashada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Faarax Sheekh C\/qaadir ayaa hambalyo ku aaddan 21-ka November u diray macallimiinta Soomaaliyeed. Wasiirka Waxbarashada XFS Faarax C\/qaadir \u201cMacalinka waa astaanta nolosha haddii macallin la waayo nolol majirto\u201d. Wasiir Faarax C\/qaadir ayaa sheegay in sanadka 2024 uu qorshahoodu yahay in tababar bilaash ah la siiyo 10 kun oo macallin [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":502094,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-502093","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/502093","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=502093"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/502093\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":502096,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/502093\/revisions\/502096"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/502094"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=502093"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=502093"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=502093"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}