{"id":502082,"date":"2023-11-21T14:03:45","date_gmt":"2023-11-21T11:03:45","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=502082"},"modified":"2023-11-21T14:03:45","modified_gmt":"2023-11-21T11:03:45","slug":"madaxweyne-laftagareen-oo-la-kulmay-qaar-ka-mid-ah-xildhibaannada-labada-aqal-ee-bfs","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/madaxweyne-laftagareen-oo-la-kulmay-qaar-ka-mid-ah-xildhibaannada-labada-aqal-ee-bfs\/","title":{"rendered":"Madaxweyne Laftagareen oo la kulmay qaar ka mid ah Xildhibaannada labada Aqal ee BFS"},"content":{"rendered":"<p>Baydhabo-(SONNA)-Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Mudane, Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa magaalada Baydhabo kulan kula yeeshay Xildhibaanada labadda Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya, kuwaas oo ay deegaan doorashadoodu tahay Koonfur Galbeed.<\/p>\n<p>Madaxweynaha iyo xildhibaannada ayaa ka wada hadlay sidii ay kaalin tooda uga qaadan lahaayeen wejiga 2-aad ee dagaalka ka dhanka ah khawaarijta, wax ka qabashada saamaynta fatahaadaha iyo arrimaha siyaasadda dowlad-nimada Soomaaliya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Baydhabo-(SONNA)-Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Mudane, Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa magaalada Baydhabo kulan kula yeeshay Xildhibaanada labadda Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya, kuwaas oo ay deegaan doorashadoodu tahay Koonfur Galbeed. Madaxweynaha iyo xildhibaannada ayaa ka wada hadlay sidii ay kaalin tooda uga qaadan lahaayeen wejiga 2-aad ee dagaalka ka dhanka ah khawaarijta, wax ka qabashada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":502087,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-502082","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/502082","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=502082"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/502082\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":502089,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/502082\/revisions\/502089"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/502087"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=502082"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=502082"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=502082"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}