{"id":502078,"date":"2023-11-21T13:41:33","date_gmt":"2023-11-21T10:41:33","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=502078"},"modified":"2023-11-21T13:41:33","modified_gmt":"2023-11-21T10:41:33","slug":"madaxweynaha-jubbaland-oo-la-kulmay-qaar-ka-mid-ah-madaxda-hayadaha-samafalka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/madaxweynaha-jubbaland-oo-la-kulmay-qaar-ka-mid-ah-madaxda-hayadaha-samafalka\/","title":{"rendered":"Madaxweynaha Jubbaland oo la kulmay qaar ka mid ah madaxda hay&#8217;adaha samafalka"},"content":{"rendered":"<p>Kismaayo-(SONNA)-Madaxweynaha Dowlad gobolleedka Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa Xarunta Madaxtooyada kulan kula qaatay madaxda hay\u2019adaha gargaarka ee ka howlgala deegaannada Jubaland iyo qeybaha kala duwan ee bulshada.<\/p>\n<p>Kulanka ayaa lagaga hadlayay sidii hay\u2019adaha gargaarka qeybahooda kala duwan ee ka howlgala Jubaland ay u dardar galin lahayeen gurmadka ay u baahan yihiin dadka ay saameeyeen fatahaadaha ka jira deegaannada maamulkaas.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kismaayo-(SONNA)-Madaxweynaha Dowlad gobolleedka Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa Xarunta Madaxtooyada kulan kula qaatay madaxda hay\u2019adaha gargaarka ee ka howlgala deegaannada Jubaland iyo qeybaha kala duwan ee bulshada. Kulanka ayaa lagaga hadlayay sidii hay\u2019adaha gargaarka qeybahooda kala duwan ee ka howlgala Jubaland ay u dardar galin lahayeen gurmadka ay u baahan yihiin dadka ay saameeyeen [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":502080,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-502078","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/502078","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=502078"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/502078\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":502081,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/502078\/revisions\/502081"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/502080"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=502078"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=502078"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=502078"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}