{"id":502044,"date":"2023-11-21T10:48:13","date_gmt":"2023-11-21T07:48:13","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=502044"},"modified":"2023-11-21T10:48:13","modified_gmt":"2023-11-21T07:48:13","slug":"maxkamadda-racfaanka-gobolka-banaadir-oo-mar-kale-u-fariisanaysa-dacwad-ku-saabsan-musuq-maasuq","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/maxkamadda-racfaanka-gobolka-banaadir-oo-mar-kale-u-fariisanaysa-dacwad-ku-saabsan-musuq-maasuq\/","title":{"rendered":"Maxkamadda racfaanka gobolka Banaadir oo mar kale u fariisanaysa dacwad ku saabsan musuq-maasuq"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Maxkamada Rafcaanka gobolka Banaadir ayaa saakay dhageysiga 2aad ka yeelaneysa dacwad Musuq-maasuq ah oo loo heysto saraakiil ka tirsan Wasaaradda Maaliyadda iyo Bankiga dhaxe.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha Maxkamadda rafcaanka gobolka Banaadir , Saciid Cali Maxamed ayaa sheegay in maanta ay maxkamaddu u fariisan doonto dacwadda saddex eedeysane, kuwaas oo 8-dii bishan racfaan ka qaatay dacwadda ka dhanka ah.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha ayaa ku celiyay codksi ku aaddanaa in uu wakiilka Xafiiska xeer-ilaaliyaha guud soo bandhigo dhammaan caddeynaha loo cuskan karo dacwadda ka dhanka eedeysanayaasha.<\/p>\n<p>Dhagaysiga labaad ee ay Maxkamadda racfaanku ka yeelanayso eedeysanayaashan ayaa lagu wadaa in maanta lasoo gabagabeeyo.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Maxkamada Rafcaanka gobolka Banaadir ayaa saakay dhageysiga 2aad ka yeelaneysa dacwad Musuq-maasuq ah oo loo heysto saraakiil ka tirsan Wasaaradda Maaliyadda iyo Bankiga dhaxe. Guddoomiyaha Maxkamadda rafcaanka gobolka Banaadir , Saciid Cali Maxamed ayaa sheegay in maanta ay maxkamaddu u fariisan doonto dacwadda saddex eedeysane, kuwaas oo 8-dii bishan racfaan ka qaatay dacwadda ka dhanka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":502049,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-502044","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/502044","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=502044"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/502044\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":502050,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/502044\/revisions\/502050"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/502049"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=502044"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=502044"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=502044"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}