{"id":502013,"date":"2023-11-20T18:59:16","date_gmt":"2023-11-20T15:59:16","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=502013"},"modified":"2023-11-20T18:59:16","modified_gmt":"2023-11-20T15:59:16","slug":"raiisul-wasaare-xamsa-oo-kulan-la-yeeshay-madax-ka-tirsan-dowlad-gobaleedka-jubbaland","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/raiisul-wasaare-xamsa-oo-kulan-la-yeeshay-madax-ka-tirsan-dowlad-gobaleedka-jubbaland\/","title":{"rendered":"Ra&#8217;iisul Wasaare Xamsa oo kulan la yeeshay madax ka tirsan Dowlad Gobaleedka Jubbaland"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA):- Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo kulan la qaatay Madaxweyne ku-xigeenka koowaad ee dowlad gobaleedka Jubbaland Mudane Maxamuud Sayid Aadan, maamulka Gobolka Gedo, maamullada degmooyinka iyo waxgaradka deegaanka.<\/p>\n<p>Kulanka Ra\u2019iisul Wasaaraha iyo madaxda oo ka dhacay magaalada Doolow ee gobolka Gedo ayaa waxaa lagu soo bandhigay xaaladda dhabta ah ee guud ahaan degmooyinka gobolka Gedo, ooh adda wajahaya xaaladda adag, ka dib markii ay saameen ku yeesheen Roobabkii ka da\u2019ay dalka.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaare Xamsa ayaa u balan qaaday bulshada ku dhaqan gobolka Gedo in dowladda Federaalka Soomaaliya ay sida uga dhaqsiyaah badan dib ugu dhiseyso qaar ka mid ah Buundooyinka ku burburay Roobabkii ka da\u2019ay gobolka.<\/p>\n<p>Kulanka uu la yeeshay madaxda dowlad gobaleedka, kan gobolka ayaa waxaa Ra\u2019iisul Wasaaraha ku weheliyey Wasiirro ka tirsan Xukuumadda, Xildhibaanno iyo Guddoomiyaha Hey\u2019adda Maareynta Musiibooyinka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA):- Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo kulan la qaatay Madaxweyne ku-xigeenka koowaad ee dowlad gobaleedka Jubbaland Mudane Maxamuud Sayid Aadan, maamulka Gobolka Gedo, maamullada degmooyinka iyo waxgaradka deegaanka. Kulanka Ra\u2019iisul Wasaaraha iyo madaxda oo ka dhacay magaalada Doolow ee gobolka Gedo ayaa waxaa lagu soo bandhigay xaaladda dhabta ah [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":502014,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-502013","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/502013","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=502013"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/502013\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":502015,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/502013\/revisions\/502015"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/502014"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=502013"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=502013"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=502013"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}