{"id":501999,"date":"2023-11-20T16:41:47","date_gmt":"2023-11-20T13:41:47","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=501999"},"modified":"2023-11-20T16:41:47","modified_gmt":"2023-11-20T13:41:47","slug":"raiisul-wasaare-xamsa-oo-sheegay-in-dfs-ay-dhisayso-buundooyinka-burburay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/raiisul-wasaare-xamsa-oo-sheegay-in-dfs-ay-dhisayso-buundooyinka-burburay\/","title":{"rendered":"Ra\u2019iisul Wasaare Xamsa oo sheegay in DFS ay dhisayso buundooyinka burburay"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho, (SONNA):- Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kormeer uu ugu kuur galayo xaaladda binu aadantinimo ee ka dhalatay roobabka daadadka wata ee ka da\u2019ay qeybo kamid ah gobollada dalka, waxa uu ku tagey degmada Doolow ee Gobolka Gedo.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre oo meel fagaaro ah kula hadlay madaxda gobolka iyo shacabka magaalada ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay ku jirto heegan, waxa uu xusay in goobaha la\u2019isga gudbi waayey ay dowladdu gaarsiisay dooman.<\/p>\n<p>\u201cDaadadku weli way socdaan, dadka in ay meeshaan ku soo noqon ayaa loo baahan yahay oo ay ka digtoonaadaan, in la\u2019iska warqabo ayaa loo baahan yahay, illaahay idinkiis waan dadalaaynaa,\u201d sida uu yiri Ra\u2019iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre.<\/p>\n<p>Sidoo kale Ra\u2019iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre ayaa ballan qaaday in safaro kale uu ku imaan doono magaalooyinka kale ee Gobolka, wuxuuna sheegay in Dowladda Soomaaliya ay sida ugu dhakhsiyaha badan ku dhisayso buundooyinka Baardheere, Buurdhuubo iyo Luuq si loso celiyo amniga, Nolosha iyo isu socodka bulshada.<\/p>\n<p>Booqashada Ra\u2019iisul Wasaaraha ayaa ku soo beegmaysa xilli guud ahaan gobollada dalka ay ka da\u2019een Roobab wata fatahaado iyo dabaylo kuwaas oo saameen ku yeeshay dadka iyo isusocodka, waxaana burbur ku yimid deegaano dhawr ah, iyada oo ay xirmeen qaar ka mid garoomada dalka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho, (SONNA):- Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kormeer uu ugu kuur galayo xaaladda binu aadantinimo ee ka dhalatay roobabka daadadka wata ee ka da\u2019ay qeybo kamid ah gobollada dalka, waxa uu ku tagey degmada Doolow ee Gobolka Gedo. Ra\u2019iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre oo meel fagaaro ah kula hadlay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":502000,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-501999","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/501999","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=501999"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/501999\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":502001,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/501999\/revisions\/502001"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/502000"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=501999"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=501999"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=501999"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}