{"id":501976,"date":"2023-11-20T12:58:11","date_gmt":"2023-11-20T09:58:11","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=501976"},"modified":"2023-11-20T12:58:11","modified_gmt":"2023-11-20T09:58:11","slug":"ciidanka-boliiska-oo-ka-hortagay-dhagar-kooxda-daacish-u-soo-maleegeen-shacabka-soomaaliyeed","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/ciidanka-boliiska-oo-ka-hortagay-dhagar-kooxda-daacish-u-soo-maleegeen-shacabka-soomaaliyeed\/","title":{"rendered":"Ciidanka Boliiska oo ka hortagay dhagar kooxda Daacish u soo maleegeen shacabka Soomaaliyeed"},"content":{"rendered":"<p>Nuqdisho(SONNA):-Ciidanka Hoggaanka Baarista Dambiyada dowlad goboleedka Puntland ee katirsan ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa ka hor tagay dhagar ay kooxda Daacish u soo maleegeen shacabka Soomaaliyeed ee ku dhaqan magaalada Boosaaso.<\/p>\n<p>Ciidamada ayaa fashiliyay Miino ay kooxda Daacish dooneysay iney ku dhibaateyso shaqaalaha shirkadda dhismaha ee Bulsho iyo shacab Soomaaliyeed oo waxba galabsan.<\/p>\n<p>Hay&#8217;adaha amaanka ayaa baacsanaya dhagar qabaha waxaana la filayaa in dhawaan gacanta lagu dhigo oo\u00a0 shacabka loo soo bandhigo.<\/p>\n<p>Ciidanka Boliiska Soomalaiyeed, labadiisa heer ee Dowlad Goboleedyada iyo Kan Dowlada dhexe ayaa ka mideysan ilaalinta nafta iyo maalka muwaadidiinta.<!--\/data\/user\/0\/com.samsung.android.app.notes\/files\/clipdata\/clipdata_bodytext_231120_125734_642.sdocx--><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-501977\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/11\/IMG-20231120-WA0012-300x225.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"225\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/11\/IMG-20231120-WA0012-300x225.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/11\/IMG-20231120-WA0012.jpg 720w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-501978 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/11\/IMG-20231120-WA0013.jpg\" alt=\"\" width=\"576\" height=\"1280\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/11\/IMG-20231120-WA0013.jpg 576w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/11\/IMG-20231120-WA0013-135x300.jpg 135w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/11\/IMG-20231120-WA0013-461x1024.jpg 461w\" sizes=\"auto, (max-width: 576px) 100vw, 576px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Nuqdisho(SONNA):-Ciidanka Hoggaanka Baarista Dambiyada dowlad goboleedka Puntland ee katirsan ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa ka hor tagay dhagar ay kooxda Daacish u soo maleegeen shacabka Soomaaliyeed ee ku dhaqan magaalada Boosaaso. Ciidamada ayaa fashiliyay Miino ay kooxda Daacish dooneysay iney ku dhibaateyso shaqaalaha shirkadda dhismaha ee Bulsho iyo shacab Soomaaliyeed oo waxba galabsan. Hay&#8217;adaha amaanka ayaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":44,"featured_media":501979,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-501976","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/501976","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/44"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=501976"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/501976\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":501980,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/501976\/revisions\/501980"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/501979"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=501976"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=501976"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=501976"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}