{"id":501973,"date":"2023-11-20T12:04:13","date_gmt":"2023-11-20T09:04:13","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=501973"},"modified":"2023-11-20T12:04:13","modified_gmt":"2023-11-20T09:04:13","slug":"israaiil-oo-lagu-eedeeyay-in-ay-wadaan-qorshe-falastiiniyiinta-looga-saarayo-gaza","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/israaiil-oo-lagu-eedeeyay-in-ay-wadaan-qorshe-falastiiniyiinta-looga-saarayo-gaza\/","title":{"rendered":"Israa&#8217;iil oo lagu eedeeyay in ay wadaan qorshe Falastiiniyiinta looga saarayo Gaza"},"content":{"rendered":"<p>\u201cBarakaca Falastiiniyiinta ee Marinka Gaza waxay halis gelin doontaa nabadda, amniga iyo xasilloonida gobolka iyo caalamkaba\u201d,sidaasi waxaa yiri \u00a0afhayeen u hadlay wasaaradda Arrimaha Dibadda Masar.<\/p>\n<p>Afhayeenka ayaa intaa ku daray in siyaasadda Israa&#8217;iil ee xannibaadda gelitaanka gargaarka Gaza ay macnaheedu yahay in Falastiiniyiinta la doonayo in ay ka baxaan Gaza.<\/p>\n<p>&#8220;Nasiib darrose, xadgudubyada waaweyn ee Israa&#8217;iil ee dambiyada dagaalka Israa&#8217;iil looguma yeero qaar magacyadooda dhabta ah,&#8221; Sameh Shoukry ayaa yiri intii lagu jiray kulan uu la yeeshay wasiirka arrimaha dibadda Shiinaha ee Beijing.<\/p>\n<p>\u201csiyaasadda Israa&#8217;iil ee carqaladaynta gelitaanka gargaarka waa siyaasad nidaamsan oo loogu talagalay in lagu riixo Falastiiniyiinta in ay ka baxaan Marinka Gza\u201d ayuu intaa taaciyay Afhayeenku.<\/p>\n<p>Masar ayaa ku howlan dadaallo la doonayo in gargaar lagu gaarsiiyo \u00a0marinka Gaza iyada oo la sii marayo marinka Rafah.<\/p>\n<p>Duqeymanka Israa\u2019iil ayaa weli ka sicda Gaza,iyadoo tirade dhimashada Falastiin ay gaartay in ka badan 13,000 .<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>\u201cBarakaca Falastiiniyiinta ee Marinka Gaza waxay halis gelin doontaa nabadda, amniga iyo xasilloonida gobolka iyo caalamkaba\u201d,sidaasi waxaa yiri \u00a0afhayeen u hadlay wasaaradda Arrimaha Dibadda Masar. Afhayeenka ayaa intaa ku daray in siyaasadda Israa&#8217;iil ee xannibaadda gelitaanka gargaarka Gaza ay macnaheedu yahay in Falastiiniyiinta la doonayo in ay ka baxaan Gaza. &#8220;Nasiib darrose, xadgudubyada waaweyn ee [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":501975,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[83],"tags":[],"class_list":{"0":"post-501973","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-caalamka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/501973","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=501973"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/501973\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":501974,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/501973\/revisions\/501974"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/501975"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=501973"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=501973"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=501973"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}