{"id":501911,"date":"2023-11-19T18:34:43","date_gmt":"2023-11-19T15:34:43","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=501911"},"modified":"2023-11-19T18:34:43","modified_gmt":"2023-11-19T15:34:43","slug":"wasiirka-qorsheynta-xfs-oo-kulan-la-yeeshay-agaasimaha-xafiiska-soomaaliya-ee-heyadda-usaid","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-qorsheynta-xfs-oo-kulan-la-yeeshay-agaasimaha-xafiiska-soomaaliya-ee-heyadda-usaid\/","title":{"rendered":"Wasiirka Qorsheynta XFS oo kulan la yeeshay Agaasimaha Xafiiska Soomaaliya ee Hey\u2019adda USAID"},"content":{"rendered":"<p>Wasiirka Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqalaaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamuud Cabdiraxmaan (Beenebeene) ayaa maanta kulan miro dhal ah la yeeshay Agaasimaha xafiiska Soomaaliya ee Hay&#8217;adda Maraykanka u qaabilsan Horumarinta Caalamiga ah (USAID), Sheri Nouane Duncan-Jones.<\/p>\n<p>Kulanka ayaa waxaa saldhig u ahaa xoojinta wadashaqeynta Dowladda Soomaaliya iyo Hay\u2019adda USAID xafiiskeeda Soomaaliya.<\/p>\n<p>Sidoo kale labada dhinac ka wada hadlay sidii looga guuri lahaa deeqaha gargaarka, xoogana la saaro dhinaca horumarinta iyo xalka waara, in la iska kaashado horumarinta dhaqalaaha ka dib xiliga dayn cafinta iyo in Hay\u2019adda USAID ay isticmaasho nidaamka dalka ee fulinta barnaamijyadda iyo mashaariicda.<\/p>\n<p>Wasiir Beenebeene ayaa uga mahadceliyay Hay\u2019adda USAID taageerada ay siiso Dowladda iyo Shacabka Soomaaliyeed.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-501912\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/11\/Wasiirka-Qorsheynta-XFS-oo-kulan-la-yeeshay-Agaasimaha-Xafiiska-Soomaaliya-ee-Heyadda-USAID-1.jpg\" alt=\"\" width=\"1600\" height=\"1067\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/11\/Wasiirka-Qorsheynta-XFS-oo-kulan-la-yeeshay-Agaasimaha-Xafiiska-Soomaaliya-ee-Heyadda-USAID-1.jpg 1600w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/11\/Wasiirka-Qorsheynta-XFS-oo-kulan-la-yeeshay-Agaasimaha-Xafiiska-Soomaaliya-ee-Heyadda-USAID-1-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/11\/Wasiirka-Qorsheynta-XFS-oo-kulan-la-yeeshay-Agaasimaha-Xafiiska-Soomaaliya-ee-Heyadda-USAID-1-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/11\/Wasiirka-Qorsheynta-XFS-oo-kulan-la-yeeshay-Agaasimaha-Xafiiska-Soomaaliya-ee-Heyadda-USAID-1-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/11\/Wasiirka-Qorsheynta-XFS-oo-kulan-la-yeeshay-Agaasimaha-Xafiiska-Soomaaliya-ee-Heyadda-USAID-1-1536x1024.jpg 1536w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/11\/Wasiirka-Qorsheynta-XFS-oo-kulan-la-yeeshay-Agaasimaha-Xafiiska-Soomaaliya-ee-Heyadda-USAID-1-330x220.jpg 330w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/11\/Wasiirka-Qorsheynta-XFS-oo-kulan-la-yeeshay-Agaasimaha-Xafiiska-Soomaaliya-ee-Heyadda-USAID-1-420x280.jpg 420w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/11\/Wasiirka-Qorsheynta-XFS-oo-kulan-la-yeeshay-Agaasimaha-Xafiiska-Soomaaliya-ee-Heyadda-USAID-1-615x410.jpg 615w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/11\/Wasiirka-Qorsheynta-XFS-oo-kulan-la-yeeshay-Agaasimaha-Xafiiska-Soomaaliya-ee-Heyadda-USAID-1-860x574.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 1600px) 100vw, 1600px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-501913\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/11\/Wasiirka-Qorsheynta-XFS-oo-kulan-la-yeeshay-Agaasimaha-Xafiiska-Soomaaliya-ee-Heyadda-USAID-2.jpg\" alt=\"\" width=\"1600\" height=\"1067\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/11\/Wasiirka-Qorsheynta-XFS-oo-kulan-la-yeeshay-Agaasimaha-Xafiiska-Soomaaliya-ee-Heyadda-USAID-2.jpg 1600w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/11\/Wasiirka-Qorsheynta-XFS-oo-kulan-la-yeeshay-Agaasimaha-Xafiiska-Soomaaliya-ee-Heyadda-USAID-2-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/11\/Wasiirka-Qorsheynta-XFS-oo-kulan-la-yeeshay-Agaasimaha-Xafiiska-Soomaaliya-ee-Heyadda-USAID-2-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/11\/Wasiirka-Qorsheynta-XFS-oo-kulan-la-yeeshay-Agaasimaha-Xafiiska-Soomaaliya-ee-Heyadda-USAID-2-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/11\/Wasiirka-Qorsheynta-XFS-oo-kulan-la-yeeshay-Agaasimaha-Xafiiska-Soomaaliya-ee-Heyadda-USAID-2-1536x1024.jpg 1536w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/11\/Wasiirka-Qorsheynta-XFS-oo-kulan-la-yeeshay-Agaasimaha-Xafiiska-Soomaaliya-ee-Heyadda-USAID-2-330x220.jpg 330w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/11\/Wasiirka-Qorsheynta-XFS-oo-kulan-la-yeeshay-Agaasimaha-Xafiiska-Soomaaliya-ee-Heyadda-USAID-2-420x280.jpg 420w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/11\/Wasiirka-Qorsheynta-XFS-oo-kulan-la-yeeshay-Agaasimaha-Xafiiska-Soomaaliya-ee-Heyadda-USAID-2-615x410.jpg 615w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/11\/Wasiirka-Qorsheynta-XFS-oo-kulan-la-yeeshay-Agaasimaha-Xafiiska-Soomaaliya-ee-Heyadda-USAID-2-860x574.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 1600px) 100vw, 1600px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-501914\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/11\/Wasiirka-Qorsheynta-XFS-oo-kulan-la-yeeshay-Agaasimaha-Xafiiska-Soomaaliya-ee-Heyadda-USAID-3.jpg\" alt=\"\" width=\"1600\" height=\"1067\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/11\/Wasiirka-Qorsheynta-XFS-oo-kulan-la-yeeshay-Agaasimaha-Xafiiska-Soomaaliya-ee-Heyadda-USAID-3.jpg 1600w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/11\/Wasiirka-Qorsheynta-XFS-oo-kulan-la-yeeshay-Agaasimaha-Xafiiska-Soomaaliya-ee-Heyadda-USAID-3-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/11\/Wasiirka-Qorsheynta-XFS-oo-kulan-la-yeeshay-Agaasimaha-Xafiiska-Soomaaliya-ee-Heyadda-USAID-3-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/11\/Wasiirka-Qorsheynta-XFS-oo-kulan-la-yeeshay-Agaasimaha-Xafiiska-Soomaaliya-ee-Heyadda-USAID-3-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/11\/Wasiirka-Qorsheynta-XFS-oo-kulan-la-yeeshay-Agaasimaha-Xafiiska-Soomaaliya-ee-Heyadda-USAID-3-1536x1024.jpg 1536w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/11\/Wasiirka-Qorsheynta-XFS-oo-kulan-la-yeeshay-Agaasimaha-Xafiiska-Soomaaliya-ee-Heyadda-USAID-3-330x220.jpg 330w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/11\/Wasiirka-Qorsheynta-XFS-oo-kulan-la-yeeshay-Agaasimaha-Xafiiska-Soomaaliya-ee-Heyadda-USAID-3-420x280.jpg 420w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/11\/Wasiirka-Qorsheynta-XFS-oo-kulan-la-yeeshay-Agaasimaha-Xafiiska-Soomaaliya-ee-Heyadda-USAID-3-615x410.jpg 615w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/11\/Wasiirka-Qorsheynta-XFS-oo-kulan-la-yeeshay-Agaasimaha-Xafiiska-Soomaaliya-ee-Heyadda-USAID-3-860x574.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 1600px) 100vw, 1600px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-501915\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/11\/Wasiirka-Qorsheynta-XFS-oo-kulan-la-yeeshay-Agaasimaha-Xafiiska-Soomaaliya-ee-Heyadda-USAID-4.jpg\" alt=\"\" width=\"1600\" height=\"1067\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/11\/Wasiirka-Qorsheynta-XFS-oo-kulan-la-yeeshay-Agaasimaha-Xafiiska-Soomaaliya-ee-Heyadda-USAID-4.jpg 1600w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/11\/Wasiirka-Qorsheynta-XFS-oo-kulan-la-yeeshay-Agaasimaha-Xafiiska-Soomaaliya-ee-Heyadda-USAID-4-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/11\/Wasiirka-Qorsheynta-XFS-oo-kulan-la-yeeshay-Agaasimaha-Xafiiska-Soomaaliya-ee-Heyadda-USAID-4-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/11\/Wasiirka-Qorsheynta-XFS-oo-kulan-la-yeeshay-Agaasimaha-Xafiiska-Soomaaliya-ee-Heyadda-USAID-4-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/11\/Wasiirka-Qorsheynta-XFS-oo-kulan-la-yeeshay-Agaasimaha-Xafiiska-Soomaaliya-ee-Heyadda-USAID-4-1536x1024.jpg 1536w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/11\/Wasiirka-Qorsheynta-XFS-oo-kulan-la-yeeshay-Agaasimaha-Xafiiska-Soomaaliya-ee-Heyadda-USAID-4-330x220.jpg 330w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/11\/Wasiirka-Qorsheynta-XFS-oo-kulan-la-yeeshay-Agaasimaha-Xafiiska-Soomaaliya-ee-Heyadda-USAID-4-420x280.jpg 420w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/11\/Wasiirka-Qorsheynta-XFS-oo-kulan-la-yeeshay-Agaasimaha-Xafiiska-Soomaaliya-ee-Heyadda-USAID-4-615x410.jpg 615w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/11\/Wasiirka-Qorsheynta-XFS-oo-kulan-la-yeeshay-Agaasimaha-Xafiiska-Soomaaliya-ee-Heyadda-USAID-4-860x574.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 1600px) 100vw, 1600px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqalaaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamuud Cabdiraxmaan (Beenebeene) ayaa maanta kulan miro dhal ah la yeeshay Agaasimaha xafiiska Soomaaliya ee Hay&#8217;adda Maraykanka u qaabilsan Horumarinta Caalamiga ah (USAID), Sheri Nouane Duncan-Jones. Kulanka ayaa waxaa saldhig u ahaa xoojinta wadashaqeynta Dowladda Soomaaliya iyo Hay\u2019adda USAID xafiiskeeda Soomaaliya. Sidoo kale labada dhinac [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":38,"featured_media":501912,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[1088],"class_list":{"0":"post-501911","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka","9":"tag-wasiirka-qorsheynta-xfs-oo-kulan-la-yeeshay-agaasimaha-xafiiska-soomaaliya-ee-heyadda-usaid"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/501911","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/38"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=501911"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/501911\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":501916,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/501911\/revisions\/501916"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/501912"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=501911"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=501911"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=501911"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}