{"id":501870,"date":"2023-11-19T12:09:11","date_gmt":"2023-11-19T09:09:11","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=501870"},"modified":"2023-11-19T12:09:11","modified_gmt":"2023-11-19T09:09:11","slug":"maxkamadda-rafcaanka-oo-maalintii-labaad-dhegaysanaysa-dacwadda-masuuliyiin-loo-haysto-musuq-maasuq","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/maxkamadda-rafcaanka-oo-maalintii-labaad-dhegaysanaysa-dacwadda-masuuliyiin-loo-haysto-musuq-maasuq\/","title":{"rendered":"Maxkamadda Rafcaanka oo maalintii labaad dhegaysanaysa Dacwadda Mas\u2019uuliyiin loo haysto Musuq maasuq"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Maxakamadda racfaanka gobolka Banaadir ayaa markii labaad maanta u fariisatay dacwadda Rafcaanka ay eedeysanayaasha ka yihiin saraakiil ka tirsan Hay\u2019adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha Soomaaliya.<\/p>\n<p>Eedeysanayaasha ayaa loo heystaa dacwada la xiriirta Musuq maasuq iyo damiyo kale,waxana horay u xukuno ugu ridday Maxkamadda gobolka Banaadir,balsa xafiiska xeer ilaalinta ay racfaan kasoo qaateen.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha Maxkamadda Rafcaanka gobolka Banaadir ayaa go&#8217;aamiyay in Xafiiska Xeer ilaaliyaha guud soo bandhigo Cadeymaha ka dhanka ah saraakiisha ku\u00a0 eedeysan Musuq-maasuq .<\/p>\n<p>Xeer ilaaliye ku xigeen Farxaan Xuseen ayaa Maxkamadda Rafcaanka gobolka Banaadir u gudbiyay cadeymo la xariira warqado lacag qabasho ah oo eedeysanayaasha ay tuhmayaan in ay been abuureen.waan ku noolaan lahaa,blsa<\/p>\n<p>Eedeysanayaasha ayaa waxaa horay xukunno kala duwan ugu ridday Maxkamadda Gobolka Banaadir, waxaana racfaan ka qaatay Xafiiska Xeer Ilaalinta Qaranka xukunkii Maxkamadda Gobolka Banaadir ay ku ridday.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Maxakamadda racfaanka gobolka Banaadir ayaa markii labaad maanta u fariisatay dacwadda Rafcaanka ay eedeysanayaasha ka yihiin saraakiil ka tirsan Hay\u2019adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha Soomaaliya. Eedeysanayaasha ayaa loo heystaa dacwada la xiriirta Musuq maasuq iyo damiyo kale,waxana horay u xukuno ugu ridday Maxkamadda gobolka Banaadir,balsa xafiiska xeer ilaalinta ay racfaan kasoo qaateen. Guddoomiyaha Maxkamadda Rafcaanka gobolka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":44,"featured_media":500989,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-501870","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/501870","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/44"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=501870"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/501870\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":501871,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/501870\/revisions\/501871"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/500989"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=501870"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=501870"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=501870"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}